TOP DHAGAYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo shacabka Kudhaqan Muqdisho kacodsadey inay Amaanka Kalashaqeeyaan

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada muqdisho yuusuf xuseen jimcaale ayaa shacabka muqdisho kunool kadalbadey iney kashaqeeyaan amaanka isla markaana ay la shaqeeyaan ciidamada amaanka Gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha Ayaa sheegay in shacabka Gobolka banaadir looga bahanyahay kaliya iney lashaqeyaan ciidamada si loo xaqiijiyo amaanka guud ee caasimada soomaliya.
Dhanka kale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kahadley bur-burka wadooyinka degmooyinka qaar ee gobolka banaadir isagoona sheegay in wax laga qaban doono madaama ay dib udhiska ay bilic utahay magaalda muqdisho buuyiri gudoomiyaha.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DAAWO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Shacabka Salaadii Ciida Kadib.
- Jun 25, 2017
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta Khudbad Xasaasi ah ujeediyay shacabka Soomaaliyeed xili uu salaadii ...
DAAWO:- R/wasaare Kheyre Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Shacabka Salaadii Ciida Kadib.
- Jun 25, 2017
Ra’isul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Khudbad Xasaasi ah ujeediyay shacab Soomaaliyeed ...
DAAWO SAWIRRO:- Madaxda Dawladda Federaalka oo Salaada Ciida kula tukaday Shacab Farabadan Masjidka Isbaheysiga ee Magaalada Muqdisho.
- Jun 25, 2017
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ,Ra’sul wasaaraha Xukuumadda Dalka iyo qaar kamid ah ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:- Hay’adda Islamic Care ee fadhigeedu yahay Dalka Jarmalka oo deeq raashin ah gaarsiisay 1500 oo qooys oo ku nool magaalada Caabudwaaq.
- Jun 25, 2017
Hay'adda Islamic Care ee fadhigeedu yahay Dalka Jarmalka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 1,500 ...
DAAWO:- Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay munaasabada Ciidul Fidriga.
- Jun 25, 2017
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shacabka soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada ciidul fidriga tasoo ku ...
DAAWO SAWIRRO:- Sidee Looga Ciiday Maanta Magaalada Garoowe.
- Jun 25, 2017
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa tukashada Salaada ciidul-fitriga kala qayb ...