TOP DHAGAYSO:Gudoomiyaha gobolka Mudug oo xilkii maanta la wareegay balanqaadyadana u sameeyey shacabka.

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo ka hadlay munaasibadii xilka uu kula wareegayey ayuu sheegay shacabka inuu ka doonayo inay gacan siiyaan isla markaana uu waxbadan ka qabanayo gobolka Mudada uu joogo.

Gudooomiye ku xigeenka 1aad ee gobolka Mudug Faraxaan Cali Xirsi oo ka hadlay agabyada uu la wareegay gudoomiyaha cusub gobolka Mudug ayaa sheegay inuu gacanta ka maqanyahay gaarigii gudoomiyaha gobolka mudug isla markaana dawlada lagadoonayo inay keento gaariga gudoomiyaha.

Munaasibada uu xilka kula wareegayey gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug waxaa ka qayb galay qaarkamid ah xildhibaanada baarlamanka Puntland iyo kuwo kale oo horay xildhibaano uga soo noqday Puntland.

Xasan Maxamed Khaliif gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug ayaa sheegay inuu wax ka qabandoono xirirka hay’adaha iyo maamulka gobolka Mudug sida uu sheegay gudoomiyaha.

Xilwareejintan ayaa timid kadib markii dhawaan uu is casilay gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DHAGEYSO:- Ciidamo shaqada laga eryay oo kashifay Qorshe halis ah oo ka socda Xero ay maamulaan Saraakiil ka tirsan Imaaraadka Carabta
- Feb 25, 2017
Saraakiisha dowladda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho ku tababarra ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay ...
DHAGEYSO:- Qodobadii ay ku heshiiyeen Soomaaliya iyo Sucuudiga oo la soo saaray iyo Farmaajo oo ka hadlay
- Feb 25, 2017
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo oo Booqasho Rasmi ah ku tagay Dalka Sucuudiga ayaa ...
AKHRISO:- Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland
- Feb 25, 2017
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa u magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada ...
WAR DEG DEG AH:- Nabaddoon lagu dhaawacay Muqdisho
- Feb 25, 2017
Kooxo ku hubeysan Bistoolado ayaa caawa Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir waxa ay ku ...
DAAWO SAWIRADA:- Xaaska Mid ka mid ah Ajaanibta Al-Shabaab oo Muqdisho lagu soo bandhigay
- Feb 25, 2017
Sirdoonka Soomaaliya ayaa Soo qabtay xaaska mid kamid ah Hogaamiyeyaasha Ajaanibta  Al-Shabaab sida ay ...
Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay
- Feb 25, 2017
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed oo maalimihii lasoo dhaafay ku sugnaa dalka ...