TOP DHAGAYSO:Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo ka hadlay Asxaabta Xisbiyada Badan Puntland.

Gudoomiyaha baarlamanka dawlada Puntland ayaa sheegay in dhawaan ay puntland ka furmayaan axsaabta xisbiyada badan Puntland.

Axmed Cali Xaashi gudoomiyaha golaha wakiilada dawlada puntland ayaa sheegay in loo bahanayahay in qof walba marka lashaaciyo xisbiyada uu samaysto xisbiyo kaladuwan kuwaas oo hadhow codadka isugu shuba si ay isku caawiyaan.

Gudoomiyaha baarlamanka Puntland oo lahadlayey Haweenka ayaa sheegay maadama ay iyagu ugu badanyihiin deegaanada kaladuwan ee ay maamulaan in loo baahanyahay inay furtaan xisbiyo badan oo dumar iyo rag isugu jira kuwaas oo dumar u badan kadibna iyagu isugu shuba codka.

Hadalkan ayuu gudoomiyaha baarlamanku ka yiri Shir Casho Sharaf ahaa oo loogu sameyey Magaalada Garowe kaas oo looga hadlayey doorka siyaasada ee haweenka Puntland iyo inay baarlamanku ka warqabaan qaybta siyaasadeed ee haweenka deegaanada Puntland.

Sidan oo kale dhawaan madaxwaynaha Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay ku dhawaan fur-mayaan xisbiyada deegaanada Puntland  loogana dhawaaqayo sida uu sheegay Madaxwayne C/wali Maxamed Cali Gaas.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

XOG:- Maxaa ka jira in Kheyre uu dib ugu laabanaayo Golaha Wasiirada ee la dhaliilay?
- Mar 27, 2017
Waxaa soo baxaaya warar hoose oo sheegaya in Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre uu ...
TOP+SAWIRRO:- Madaxweyne Gaas oo la Kulmay Wafdi Caalami ah
- Mar 27, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 March 2017 Xafiiskiisa ...
DHAGEYSO WAREYSI:- Faroole oo ka hadlay Mowqifkiisa ku aadan wasiirada cusub iyo waxa uu ka aaminsan yahay Farmaajo iyo Kheyre
- Mar 27, 2017
Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa si qalbi furnaan ah uga hadlay arrinta ku aadan Khilaafka ...
WAR DEG DEG:- Nin Xiran Xijaabka ay Dumarku qaataan iyo Indha-shareer oo lagu qabtay Gaalkacyo
- Mar 27, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Goor ...
XOG CUSUB:- Maxay tahay Sababta Safar Deg deg ah Shariif Xasan uu ugu yimid Magaalada Muqdisho?
- Mar 27, 2017
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta si deg deg ah uga soo ...
DHAGEYSO WAREYSI:- Aqoonyahan Falanqeeyay Ansixinta Golaha Wasiirada, Abaaraha, Amniga iyo caburinta Somaliland
- Mar 27, 2017
Aqoonyahan Cukaash Sugow oo ka mid ah Aqoonyahada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden ...