TOP DHAGAYSO:Gudiga dagmada gaalkacyo oo go’aamo kasoosaarey dadka sogalaya wadooyinka ladhisay iyo arimo kale

Gudiga dagmada gaalkacyo ayaa go aamo kasoosaarey Dadka kusoo labanaya wadooyinkii labaneeyey iyagoona sheegay inta ay kusoo laabteen in markale lajabinayao isla intii markii hore laga jabiyey.
Dhanka kale gudiga Ayaa sheegay in ay jiraan dad gaadiidleey ah oo aruursanaya ciida iyo dhagaxaanta gur yihii laga bur-buriyey magaalada banaankeeda waxayna shegeen in dadkaas ganaax lacageed laga qaadayo lacag gaareysa 1million oo soomali ah.
Dhanka kale gudiga ayaa baaq ujeediyey dadka meheredleyda ah oo wadada ku kaadinaya Biyaha wasaqda ah .
Waxaa kalee oo ay digniin kasoo jeediyeen gudiga kadhadaha lasameynayo maamulka oo aan ogayn.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DHAGEYSO:- Qodobada Xildhibaanada ay ku eedeeyeen Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle
- Feb 26, 2017
Iyadoo Caddaadis dhanka Siyaaasada ah uu wajahaayo Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ...
DAAWO SAWIRADA:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo gaaray Jowhar, xilli mooshin ay qaban qaabinayaan Xildhibaanada
- Feb 26, 2017
Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle, waxaa goor dhaw gaaray Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ...
SAWIRRO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Waxaan Horey Loo Arag Sameeyay.
- Feb 26, 2017
Waxaa si weyn loo hadal hayay tallaabadii uu qaaday Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed ...
DAAWO SAWIRADA:- Ciidamo gadoodsan oo la wareegay xarunta Baarlamaanka Puntland
- Feb 26, 2017
Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kumaandooska iyo Daraawiishta Puntland ayaa saakay la wareegay xarunta ...
WAR DEG DEG AH:- Xildhibaan hore oo hada Muqdisho lagu toogtay
- Feb 26, 2017
Dabley hubaysan ayaa la soo warinayaa in Degmada Dharkiinley ee Gobolka Banaadir ay ku ...
DHAGEYSO:- Beesha Abgaal Cismaan oo Hubkoodii ku wareejiyay Al-Shabaab
- Feb 26, 2017
Beesha Abgaal Cismaan ayaa hub ugu deeqday Xarakada AL Shabaab kaddib munaasab ka dhacday ...