TOP DHAGAYSO:- Maamulka Degmada Gaalkacyo oo ku mashquulsan Biyaha Fariista Magaalada Xiliga Roobka.

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa xiligan waxaa kasocda baarintaan iyo sahamin ay kusamaynayaan Maamulka degmada Gaalkacyo iyo injineero fulanaya shaqadaasi.

Duqa degmada Gaalkacyo C/casiis Jamaac Guuleed ayaa ka daahfuray maanta Magaalada Gaalkacyo shirkad sahamin iyo qiimayn ku samaynaysa guud ahaan Magaalada Gaalkacyo.

C/casiis Jamac ayaa shacabka Gaalkacyo ugu baaqay inay jiraan shirkadahaasi oo sahan ka samaynaya guud ahaan Gaalkacyo lagana doonayo shacabka inay la shaqeeyaan oo aysan moodin kuwii wax bur-burinayey sida uu hadalka u dhigay duqa degmada Gaalkacyo.

Duqa degmada Gaalkacyo ayaa sheegay qorshaha dawlada hoose ee Sanadka 2016 inuu yahay sidii Gaalkacyo aysan biyo danbe u fariisan loogana saari lahaa biyaha guud ahaan Gaalkacyo shacabkana laga doonayo inay qayb ka qaataan Shaqadaasi.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

XOG:- Maxaa ka jira in Kheyre uu dib ugu laabanaayo Golaha Wasiirada ee la dhaliilay?
- Mar 27, 2017
Waxaa soo baxaaya warar hoose oo sheegaya in Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre uu ...
TOP+SAWIRRO:- Madaxweyne Gaas oo la Kulmay Wafdi Caalami ah
- Mar 27, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 March 2017 Xafiiskiisa ...
DHAGEYSO WAREYSI:- Faroole oo ka hadlay Mowqifkiisa ku aadan wasiirada cusub iyo waxa uu ka aaminsan yahay Farmaajo iyo Kheyre
- Mar 27, 2017
Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa si qalbi furnaan ah uga hadlay arrinta ku aadan Khilaafka ...
WAR DEG DEG:- Nin Xiran Xijaabka ay Dumarku qaataan iyo Indha-shareer oo lagu qabtay Gaalkacyo
- Mar 27, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Goor ...
XOG CUSUB:- Maxay tahay Sababta Safar Deg deg ah Shariif Xasan uu ugu yimid Magaalada Muqdisho?
- Mar 27, 2017
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta si deg deg ah uga soo ...
DHAGEYSO WAREYSI:- Aqoonyahan Falanqeeyay Ansixinta Golaha Wasiirada, Abaaraha, Amniga iyo caburinta Somaliland
- Mar 27, 2017
Aqoonyahan Cukaash Sugow oo ka mid ah Aqoonyahada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden ...