Dhageyso: Waa Heesteena Maanta Iyo “Guulwade Siyaad, Aabihi Garashada Gayigayagoow”.

Waa Heesteena Maanta aan ugu talagalnay akhristeyaasheena sharafta leh Iyo “Guulwade Siyaad, Aabihi Garashada Gayigayagoow”.

Waa Hees xusuus mudan oo uu garan karo ama jecleesanayo maqalkeeda qof walba oo Soomaali dhab ah iskuulna aaday, balse fili maayo inay garan karaan qolyihii geedaha saarnaa iyo kuwii qalbigooda madoobaa.

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Darjaani says:

    Guul-wade: Guushii wali waa la raadin karaa oo fursad waa jirtaa lkn Wadihii ayaan jirin hada.

    Hantiwadaag: Hantidii wali way taal dalkeena oo waa barwaaqo, laakiin Wadaagii ayaa lagu heshiin la,yahay

  2. wadani says:

    Kkkkkkkkkk ninkan oday siyaad aman kala dul dhicin qalbigiisa madow ama geedahow sarnaan jiray somali dhan ma mr aad u maleesan intaas u dhafsiin maye aqiyareey yaan roso leysiin

  3. zakia says:

    Abaahihii garashada gayiga yagow waasax nin aan asaga ahayn caqli maleh kuwa had a jooga waa bilaa caqli waayo waakuwaas iibgeeyay hablihii wadanka xeerkii mamnuucayay in gabdhahanaga ladhoofinkarin wakà jabiyay adeerken xasansheekh




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DHAGEYSO:-Barn. Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Wararkii maanta ugu xiisaha badanaa).
- May 24, 2017
Caabudwaaq, 24 May 2017 --- Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee ...
SAWIRRO:- Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdigiisi oo caawa si qurux badan loogu soo dhaweeyay magaalada Doxa ee Dalka Qatar.
- May 24, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa si weyn loogu soo dhoweeyay ...
SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhagax dhigey Mashruuc lagu Hormarinayo Garoonka Muqdisho.
- May 24, 2017
Muqdisho, 24-May-17-Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa dhagax dhigay leerarka iftiimiya ...
War-saxaafadeed+Sawirro:- Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la dar-daarmay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Balli-doogle.
- May 24, 2017
Muqdisho, 24-May-17--Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo ...
War-Saxaafadeed+Sawirro:- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ka qeyb galey Shirkii SDRF.
- May 24, 2017
Muqdisho, 24-May-17--Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta ka qayb galey shir ...
Dowladda oo Amar deg deg ah lagu Siiyay iney Wada hadal la gasho Al-Shabaab
- May 24, 2017
Guddiga dib u heshiisiinta qaranka ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen magaalada Muqdisho waxay ...