Degmada Jowhar oo ka bilaabatay dib u dhiska xarumo muhiim ah Maxay Tahay Sababtu?

Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa wada dadaallo uu dib u dhis ku sameynayo waddooyinka soo gala Magaalada Jowhar iyo dhismaha xarumaha lagu qaban doono shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Maamulka oo kaashanaya shacabka ayaa bilaabay dib u dayactirka waddooyinka muhiim ah iyo dhismaha halka lagu qabanayo shirka iyo meelo kale oo muhiim u ah martida ka qeybgalaysa shirka.

Tan iyo markii digreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ahayd in gogosha lagu qaban doono Jowhar, halka magaalo madaxda dowlad goboleedka labada gobol ay noqoneyso degmada Buulo-Burde ee ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa soo baxaysa warar sheegaya in ay qaar kamida odoyaasha kasoo jeeda g/hiiraan ay kasoo horjeedaan in Jowhar Noqoto halka gogosha wadahalka lagu dhigo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




*

code

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Qurbajoogta Waqooyiga Galguduud Oo Sheegay In Il Gaar Ah Lagu Eego Cida Hurinaysa Dagaalada Caabudwaaq Iyo Warar Kale)
- Jan 19, 2017
Caabudwaaq, 19-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ...
TOOS U DHAGEYSO: Barakacayaal Kusoo Qul Qulaya Magaalada Caabudwaaq Iyo Wariyaha Allgalgaduud Media Oo Booqday Xerada Dayacan.
- Jan 19, 2017
Waxaa si joogta ah wali uscoda Barakacayaasha soo gaaraya magaalada Caabudwaaq kuwaasoo oo aan ...
TOOS U DHAGEYSO: Qurbajoogta Waqooyiga Galguduud Oo Sheegay In Il Gaar Ah Lagu Eego Cida Hurinaysa Dagaalada Ka Dhaca Magaalada Caabudwaaq.
- Jan 19, 2017
Qurbajoogta waqooyiga gobolka Galguduud ayaa waxa ay  Sheegeen In Il Gaar Ah Lagu Eego Cida ...
DAAWO:- Xaalad Qatar ah oo laga soo sheegayo Gaalkacyo
- Jan 19, 2017
Duleedka Magalada Gaalkacyo ayaa waxa soo gaaray qoysas ka soo barakacay abaaraha ka jira ...
DEG DEG+DHAGEYSO:- War Lama Filaan ah oo naga soo gaaray Puntland
- Jan 19, 2017
Mid kamid ah saraakiisha wasaaradda caafimaadka Puntland u qaabilsan dhanka ladagaalanka cudurka qaaxadda oo ...
TOP DHAGEYSO:- Madaxweynaha oo la kulmay safiirada wadamada Jaamacadda Carabta
- Jan 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya maanta kula ...