TOP DHAGAYSO : Dhismaha Dalada Guud ururada dhalinyarada Soomaaliya oo Muqdisho looga hadlayo.

Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa loo fadhiyaa shirar looga tashanayo dhismaha dalada guud ee qaranka Soomaaliya.

Ururadda dhalinyarada ee ka qayb galaya shirarkaasi looga tashanayo dhismaha daladaasi waxaa ka qayb galaya dhalinyaro ka kala socota Maamulada Puntland’Jubbaland iyo Galmudug kuwaas oo doonaya inay helaan dalad ay ku midaysanyihiin kuna hadasha Afka Dhalinyarada Soomaaliya ilaa heer Qaran.

Aways Axmed Sandheere Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Puntland oo Radio Gaalkacyo waraysi siyey ayaa sheegay inay Puntland dhalinyaradeeda ka go’antahay in lagu soo xulo habka degmooyinka dhismaha Daladan oo qofku uu ku yimaado tartan hab degmo ah.

Wali Waxaa Magaalada Muqdisho uga socda Dhalinyarada Shirar lagu doonayo in lagu dhiso Daladaasi iyadoo maanta loo fadhiyo qaabka ugu wanaagsan ee loo dooran karo gudoomiyaha Daladaasi guud ee heer qaran Soomaaliya.

DHAGAYSO WAREYSIGA:

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




*

code

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

TOOS U DHAGEYSO:- Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Qurbajoogta Waqooyiga Galguduud Oo Sheegay In Il Gaar Ah Lagu Eego Cida Hurinaysa Dagaalada Caabudwaaq Iyo Warar Kale)
- Jan 19, 2017
Caabudwaaq, 19-ka JAN-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ...
TOOS U DHAGEYSO: Barakacayaal Kusoo Qul Qulaya Magaalada Caabudwaaq Iyo Wariyaha Allgalgaduud Media Oo Booqday Xerada Dayacan.
- Jan 19, 2017
Waxaa si joogta ah wali uscoda Barakacayaasha soo gaaraya magaalada Caabudwaaq kuwaasoo oo aan ...
TOOS U DHAGEYSO: Qurbajoogta Waqooyiga Galguduud Oo Sheegay In Il Gaar Ah Lagu Eego Cida Hurinaysa Dagaalada Ka Dhaca Magaalada Caabudwaaq.
- Jan 19, 2017
Qurbajoogta waqooyiga gobolka Galguduud ayaa waxa ay  Sheegeen In Il Gaar Ah Lagu Eego Cida ...
DAAWO:- Xaalad Qatar ah oo laga soo sheegayo Gaalkacyo
- Jan 19, 2017
Duleedka Magalada Gaalkacyo ayaa waxa soo gaaray qoysas ka soo barakacay abaaraha ka jira ...
DEG DEG+DHAGEYSO:- War Lama Filaan ah oo naga soo gaaray Puntland
- Jan 19, 2017
Mid kamid ah saraakiisha wasaaradda caafimaadka Puntland u qaabilsan dhanka ladagaalanka cudurka qaaxadda oo ...
TOP DHAGEYSO:- Madaxweynaha oo la kulmay safiirada wadamada Jaamacadda Carabta
- Jan 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya maanta kula ...