Dhageyso+Daawo: Amin Arts Oo Ka Shifay Sadexda Qaaimul Wadan Ee Dalka Iibsaday Iyo Heesteeni “Dhimasho Diidi Meyno Maanta Waa Dhabti”.

Farshaxamiiste Amin Arts Oo Ka Shifay Sida Shacabka Soomaaliyeed Madaxda Dalka Ay Gumeystaha Ugu Gacmo Qabteen Iyo “Dhimasho Diidi Meyno Maanta Waa Dhabti”.

 

 

 

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo Ama Ka Dhageyso Heesteena iyo Sawirka Maanta

jin

Sadexdan Duli Ee Qaaimul Wadanka Ah Waa In Dadka Iyo Dalka Laga Qabtaa!

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. geele badwi says:

    Kuwii hogaanka hayey dal iyo shacab hagardaamadiisa iyagu horseed ka yihiin meelna shabaab.oo waxaanoo
    Dhan sabab u ah hadba.in ciidan shisheeye xuduuda kasoo gudbo
    Iyo kuwo ganacsato ah oo xaaraan
    Ku naaxa yaal ah oo ku mabay 25
    Oo bilaa canshuur ah oo ay dawo dhacday iyo cunto dhacday iyo koontarabaan ku noolaayeen oo aana mawli karin dowlad intaas oo saldhigoodu xamar yahay ayaa dibin daabyada iyo shisheeyaha noogu wacan maantay in dalkeenii canaasiir soo hawaysato noo leh iyo qab qablayaashii xamar sanadaha ukala qoqobnayd oo wax fahma la la aa iyana isfahmayn.oo wakhtiga ugu badan dadka ka lumiyey horseedna u ahaa in dhiba dhib nagu xawilo oo aan maantay halkii
    Ugu liidatay taaganahay

  2. Ugaas Shiidle says:

    Habiye Dameer Dawo Madoowe aa qaainul wadanke ugu ween eh asaane tuug eh asaane dad diloow eh asaane wah hun kasto maseeyo




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DHAGEYSO:-Barn. Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Wararkii maanta ugu xiisaha badanaa).
- May 24, 2017
Caabudwaaq, 24 May 2017 --- Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee ...
SAWIRRO:- Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdigiisi oo caawa si qurux badan loogu soo dhaweeyay magaalada Doxa ee Dalka Qatar.
- May 24, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa si weyn loogu soo dhoweeyay ...
SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhagax dhigey Mashruuc lagu Hormarinayo Garoonka Muqdisho.
- May 24, 2017
Muqdisho, 24-May-17-Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa dhagax dhigay leerarka iftiimiya ...
War-saxaafadeed+Sawirro:- Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la dar-daarmay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Balli-doogle.
- May 24, 2017
Muqdisho, 24-May-17--Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo ...
War-Saxaafadeed+Sawirro:- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ka qeyb galey Shirkii SDRF.
- May 24, 2017
Muqdisho, 24-May-17--Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta ka qayb galey shir ...
Dowladda oo Amar deg deg ah lagu Siiyay iney Wada hadal la gasho Al-Shabaab
- May 24, 2017
Guddiga dib u heshiisiinta qaranka ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen magaalada Muqdisho waxay ...