Dhageyso: Guddoomiyaha Xeraale ”Isbitaal iyo caafimaad midna ma heysanno” + Xaalad qatar ah

 

Gudoomiyaha deegaanka Xeraale ee dowladda Bashiir Yuusuf ayaa sheegay in xaalado nolal xumo ay ka jiraan deegaankaasi.

Mar uu ka hadayay Isbitaalka deegaanka Xeraale ayuu sheegay in aysan jirin wax dawo iyo agab ku filan baahida dadweynaha inaysan halkaasi oolin isla markaana loo baahan yahay gar-gaar beni’aadanimo oo dhinac walba leh.

“Xaaaladda dhanka caafimaadka ee ka taagan deegaanka Xeraale ayaa saameyn karta shacab badan oo halkan ku nool marka caafimaad baa dabanaynaa” ayuu yiri gudoomiyaha.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Xeraale ayaa sheegay in dowladda Federaalka iyo Samafalkaba ay weydiisanayaan gar-gaar caafimaad si nolasha dadka ay wax isaga bedasho.

Halkan ka dhageyso codkiisa

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

DHAGEYSO:- Ciidamo shaqada laga eryay oo kashifay Qorshe halis ah oo ka socda Xero ay maamulaan Saraakiil ka tirsan Imaaraadka Carabta
- Feb 25, 2017
Saraakiisha dowladda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho ku tababarra ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay ...
DHAGEYSO:- Qodobadii ay ku heshiiyeen Soomaaliya iyo Sucuudiga oo la soo saaray iyo Farmaajo oo ka hadlay
- Feb 25, 2017
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo oo Booqasho Rasmi ah ku tagay Dalka Sucuudiga ayaa ...
AKHRISO:- Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland
- Feb 25, 2017
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa u magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada ...
WAR DEG DEG AH:- Nabaddoon lagu dhaawacay Muqdisho
- Feb 25, 2017
Kooxo ku hubeysan Bistoolado ayaa caawa Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir waxa ay ku ...
DAAWO SAWIRADA:- Xaaska Mid ka mid ah Ajaanibta Al-Shabaab oo Muqdisho lagu soo bandhigay
- Feb 25, 2017
Sirdoonka Soomaaliya ayaa Soo qabtay xaaska mid kamid ah Hogaamiyeyaasha Ajaanibta  Al-Shabaab sida ay ...
Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay
- Feb 25, 2017
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed oo maalimihii lasoo dhaafay ku sugnaa dalka ...