Dhageyso+Daawo Sawirada:Madaxweynaha Soomaaliya Oo Booqday Dhaawaca CXDS Ee Yaala Xarunta Xalane.

Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa waxaa uu  Galabta Booqday Xaruunta Xalane ee Magaalada Muqdisho,halkaa oo la keenay Dhaawacyadii Qaraxii Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu Falkaasi ku Tilmaamay mid Bahalnimo ah oo Maleeshiyada Al-shabaab ay ku qaadan Hotel ku yaala Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan.

Halkaan Hoose ks dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya

mad3

mad

mad2

mad1

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (2)




*

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

top-news UNka Oo Sheegay In Labo Kamid Ah Gacanyarayaasha Xasan Sheekh Ay Alshabaab Hub U Gudbiyeen
- Jul 28, 2014
Hubkaas oo saanad ahaan loogu raray Alshabaab ayaa la sheegay in uu galay gacanta ...
Kenya police Dhageyso: Miinooyin Laga Soo Qufayo Waddooyinka Madaxtooyada, Dekada Iyo Aariboorka Kismaayo
- Jul 28, 2014
Ciidamadaas ayaa billaabay baaritaano miino baaris ah oo ay ku sameeyaan qeybo ka mid ...
Horjooge Raaskambooni Dhageyso: Wasiir ku-xigeenka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Raaskambooni Oo Weerar Lagu Qaarajin Lahaa Ka Badbaaday
- Jul 28, 2014
Kismaayo (AGGM) Cabdi Xuseen Cali oo nin koox beeleedka Raaskambooni ugu magacaaban wasiir ku-xigeenka qorsheynta ...
k2 Sawiro: Axmed Madoobe Iyo Qaar Kamid Ah Horjoogeyaashiisii Oo Laga Waayay Fagaarihii Ciidda Kismaayo
- Jul 28, 2014
Inka yar 100 qof ayaa isugu soo baxay garoonka kubadda cagta ee Waamo ee ...
c3 Sawiro: Carruur Isku Dhagan Oo Muqdisho Ku Dhashay
- Jul 28, 2014
Mucjiso Rabbaaniga ah ayaa ah in carruurtaan ay isaga dhaganyihiin qeybta dambe gaar ahaan ...
a1 Sawiro Dhif Ah: Askar Muslimiin Ah Oo Ka Tirsan AMISOM Oo Cibaadaysanaya
- Jul 28, 2014
Inkastoo ay Soomaali tahay wadan Muslim ah haddana waxaa ciidamadan ay yihiin kuwa diin ...