Dhageyso+Daawo Sawirada: Madaxweynaha Khaatumo State Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Booqasho Gaaban Kadib Maanta Ka Dhoofay Magaalada Caabudwaaq.

Caabudwaaq (AGGM): Madaxweynaha maamulka Khaatumo State mudane Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa waxa ay booqasho gaaban kusoo gaareen magaalada Caabudwaaq oo ay isla maantana ka dhoofeen garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud.

Wafdiga Madaxweynaha Khaatumo state Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel ayaa waxaa magaalada Caabudwaaq kusoo dhaweeyay kana sagootiyay gudoomiyaha Sadexda Gole ee Ahlusunna Waljamaaca Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye.

Madaxweyne Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel iyo wafdigiisa ayaa waxa ay u mahadnaqeen shacabka magaalda Caabudwaaq iyo maamuloka Ahlusunna Waljamaaca islamarkaana waxa ay Warbaahinta Allgalgaduud Media iyagoo ku sugan gudaha garoonka magaalada Caabudwaaq iyagoo kusii jeeda magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Wareeysiga Madaxweynaha Khaatumo State mudane Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel iyo Gudoomiyaha Sadexda Gole ee Ahlusunna Waljamaaca Sheekh ibaahim Sheekh Xaan Guureeye.

IMG_0027

IMG_0028

IMG_0029

IMG_0034 IMG_0033 IMG_0032 IMG_0031 IMG_0024 IMG_0023 IMG_0022 IMG_0021

Bashiir Yuusuf Nadaara
Warbaahinta Allgalgaduud Media Caabudwaaq

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (319)




*

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

1 DEG DEG, TOP SAWIRRO:- Madaxweynaha Hay’adda Kubadda Cagta Aduunka Ee FIFA Oo Iscasilay.
- Jun 2, 2015
Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA Sepp Blatter ayaa shir jaraa’id oo uu ...
Michael Scott Moore DAAWO VIDEO:- Muwaadin u Dhashay Dalka Germalka Oo ay Heesteen Kooxaha Burcadbadeeda somalida ayaa ka war bixiyey Qaabkii loola dhaqmay.
- Jun 2, 2015
Michael Scott Moore waxaa afduub u geestay Burcad-badeeda Soomaalida sanadii 2012-kii isagoo kusugan dalka germalka ...
Jaqanaf TOP DHAGEYSO:- Saddex qof oo xalay lagu dilay Bosaso & Gaalkacyo, iyo Dowladda Oo Ka Hadashay.
- Jun 2, 2015
Taliyaha ciidanka Booliska Maamulka Puntland ee Soomaaliyeed Gen.Maxamed Siciid Jaqanaf ayaa xaqiijiyay in xalay saddex ...
DSC08184 DHAGEYSO+SAWIRRO:- Wasiir Dr. Abdusalam H. Omer : “OIC waxa ay ogolaatay in taageerada loo fidiyo Soomaaliya ay noqoto mid toos ah”
- Jun 2, 2015
Mogadishu, Talaado, June 02, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda ...
Ururur TOP DHAGEYSO:- Kulan looga hadlayay fahamka khaldan oo laga hayso Qurba joogta Soomaalida ah oo Muqdisho Ka dhacay.
- Jun 2, 2015
Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay sida lagu sixi karo ...
Maareeye DHAGEYSO:- Wasiirka Warfaafinta oo furay tababar ku saabsan bad-qabka Saxafiga.
- Jun 2, 2015
Siminaarkan oo socon doono muddo saddex cisho ah waxaa lagu baran doonaa arrimo ay ...