kobciyelogo

Dhageyso Fadeexad: Tarsan Iyo Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho Oo Qabiil U Kala Baxay.

tarsan-duqa-muqdishoMuqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Tarsan iyo Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Muqdisho Oo Qabiil U Kala Baxay lana kala saftay Tarsan iyo Xasan Daahir Aweys.

Gudoomiye Tarsan ayaa  si dadban u maagay Xasan Daahir islamarkaana waxaa ka carooday hadalkiisa qaar kamid ah Gudoomiyeyaasha Degmooyinka gobolka Banaadir, Tarsan oo lagu fahmay hadalka uu u dusinayay Gudoomiyeyaasha degmooyinka.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

Dhageyso Tarsan Oo Si Dadban U Maagay Xasan Daahir

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (52)

  1. saadaam says:

    gees lo’aad kuleelkaa lagu gooyaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aa ka dhacday, tarszan fak faktiisaa badatay ee horta fuud kulul dalaq ma yiri kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. wiil majeerteen says:

    waxaa la yaabanahay kuwaas dadka wax ka sugaya mooriyaanta ah naloogana dhigayo mas’uuliyiin dowlad.

  3. matabcade says:

    Wiil majeeteen, Tarsan iyo groupkiisu ma ahan masuuliyiin somaliyeed caam ahaan ee waa masuuliyiinta gobolka banaadir. Gobolka banaadir nabadgelyadiisa iyo horumarkiisa ayey masuul ka yihiin. Maamulayaasha gobolka Nugaal ma masuuliyiin qaran baa. Haddey qalad sameeyaan ma awaxaan leenahay kuwaan ayaa somali wax ka sugee.

    • wiil majeerteen says:

      @matabcade

      muqdisho dadka ku nool soo ma,ahan dad soomaaliyeed? mise waad ka baxdeen soomaali?

      muqdisho caasimadi ummada soo inay tahay ma ogid, waxan ay nimanakan sameenayaan soo ma ogid inay ku sameenayaa gurigi ama xarunti Dowladda soomaaliya? alloow alle

  4. BAARQAB says:

    tarsan iyaantaan waa waashey baan u maleeyn ninkaani shacabka reer muqdisho kama warqabaan maalmahan odoga baaritaan caafimad hala geeyo maalin horana waxaan daawadey asagoo leh kaligeey baa iska ooya habeenkii oo hurdo la aan baa igu dhacdey hadalo aan laga fiirsan iyo iska hadal hantaaca baa kasoo harey iyaantaan intii ka dambeysey markuu saas lahaa marka ninka hala hubiyo dadku waa masul beey iskaga hayan oo ma fiirinayaan dhaqankiisa isbadaley marka xaga caafimaadka hala hubiyo jaalleyaal ninkaan awal waa deganaan jirey oo markuu mudo joogo buu mar mar dhifa hadal ama kulul ama laga fajaco dhihi jirey laakiin hada afka kama qaado waa subax walbe marka maana koobiyo hala geegyo

  5. ali says:

    Baarqab
    Tarzan dhib wayn ma haysto waxaan u maleenaa in C/kariin iyo Culusow u qayilaayaan oo uu saas ka war helay kkkkkkk marka waxa uu ka cabanayo halaga daayo

  6. biibi says:

    kkkkkkkkkkkkkkkdaawadii tarsan uu u qoray takhtar indhocade way shaqeeysay sidaan u jeedo indocade doctor of the year iga dheh

  7. biibi says:

    walee reer muqdisho baan harsan waayo inkaar baa kuligood haysata waa runta cuqubo ayaa meesha ka guuxaysa ee ha la faho ilaah ha laga baqo

  8. action says:

    mogadishu casimada somalia maha wakhtiga laguheshiyo magalada kale e lagadhigayo halagadho

  9. matabcade says:

    Wiil mj saaxib waa runtaa mugadishu dadka ku nool waa dad somaliyeed kamana aysan bixin somalinimo laakiin howshoodu waxay ku kooban tahay gobolka banaadir. Xitaa iyagu shaqo kuma laha wixii ka dhaca balcad iyo afgooye. Laakiin waxay masuul ka yihiin oo lagala xisaabtamayaa nabadgelyada iyo horumarka dadka ku nool ku nool gobolka banaadir. marka aad tiraahdid kuwaan ayaa somali wax ka sugee hadde kuwaasi sidaan kuu shegayba inta gobolka banaadir ku nool ayaa lagala xisaabtamayaa ee ninka ku nool ka soo qaad kismaayo sow guddoomiyaha jubba ee kmg axmed masuul kama aha.

  10. ali says:

    Biibi
    wax ku gaar ah reer mugsdisho ma jiraan dhibka soomaali buu wada haystaa ee horta sifiican u eeg meesha reerkiina dego iyo dhibka ka taagan waxba kama duwana kan mugdisho ka taagan,
    Soomaliya oo idil baa u baahan in ay hesho dad fahma meesha cuqubada ay ka hayso

  11. Samira says:

    Asxaabta Horta habaarka iyo cuqdada iska yareya aad “dadka muqdishu” ku heysiin, meesha waa dhul soomaaliyeed ee dad soomaaliyeed joogan, waqtiga la joogana iyo horumarka ka socdo u waqti hore ugu danbeeyey waana mid mudan in la so dhaweeyo.

    Arinta Tarzan, waa dhaqanka soomaalida qeyb ka mid ah, oo ah marka xilka laga qaadi rabo inu waasho, Been abuur, faragelin howlo aan loo dirsan inu ka hadlo, 24/7 media ka hadal, cambaareyn aan la ogeyn meel u socdo iyo meel u ka socdo, deynille shalay qarax baa ka dhacay, Kama hadlin Kama tacsiyeen, lakin waxu ka hadlay wasirada u rasulwasaaraha so dhiso ! Isku eeg, kee shaqadiisa ah iyo kee ba mudan inu ka hadlo ? marka waa nin xilka laga qaadi rabo oo rafasho ku jiro!

  12. fartuun says:

    war dadku xumaan jeclaa tarzan wuxuu sheegay run cad meeqa odoy baa ina godane
    kacarartay amuu diley tarzan nooloow shaqadadana siiwad ilaaya intaad ankara ama
    stanbul mogadisho kadaba geeyneeysid jaale guuleeyso gobanimo kunooloow

    @ali salaan sare adigaa sookoobay warkiiyoodhan

  13. jabshe says:

    tarsan waad ku mahadsantahay howsha aad hayso ha u joojin dhabalyacada habaaramaya gudoomihii amarkaaga qaadan waayana talaabo ka qaad guulbaana kuu rajeynaa mudane

  14. ali says:

    Samiiro
    salaan sare qofkii reer mugdisho wax ka sheegaa ma cuqdad buu qabaa?

  15. ali says:

    Fartuun
    madaxwaynaha Arweeloland mid taa la mid ah ari Baayo aa ku salaamay

  16. jabshe says:

    ali
    intaadan wax ka sheegin amaanta soo hormari laakiin bor isku qarin lagaa yeeli maayo

  17. ali says:

    Jabshe
    waxaan u arkaa labo mid midkood in aa tahay qof maqlay ayadoo qofkii raba in uu wixii soomaali ka halaaba ama cidii wax mucaaradda uu Dhabayaco yahay
    ama in aad tahay qof in yar oo reer tolkii ah wixii ay haleeyaan farta ugu fiiqa dhabayaco kkkkkkkkkkkkkk
    keebaa tahay labadaas aan kula fiirinee haddii aad ku saxnaantid waan kula weerareenaa, haddii aad ku khaldanaatidna waan kaa dhicineenaa kkkkkk

  18. ali says:

    jABSHE
    haddii aad ii haysid su’aal waad i waydiin kartaa haddii aad dhaliil u haysid ra’yigeega waad dhaliili kartaa, haddii aad rabtid in aad qof ahaan ii faduulisid waa dookh kuu furan

  19. jabshe says:

    ali
    adiga maxaa kaa qaalisiiyey ma dhabalyacada aan sheegay ayaatahay baltaa adigu iiga soo jawaab

  20. fartuun says:

    @ali
    thanks mudane kuxigeeyn shantu waa midoobi soon

  21. Samira says:

    Ali@
    yaa diiday in fikir la dhibto ? xumaanta hala iska daayo lakin hala dhaliilo masuul ee dadka reer Mogadishu xil ma wada haayan waa shacab, shacab ka dhaliilo waxaa ka horeeyo masuulka hogaanka u haayo

  22. ali says:

    Samiiro

    sida aan dadka qaar u fahmay marka ay rabaan in ay masuul dhaliilaan waxay dhahaan reer mugdisho oo ay ula jeedaan dadka steering wheelka haya ee uu ugu horeeyo sheikh Tarzan duul duul

    Jabshe
    qofkii ku dhaha maxaad qabiilkaa ka rabtaa, haddii aad iga celisid yaga ayaa tahay, haddii aan ahay maxaad igu oran laheed aan kaa dhageestee

    Fartuun
    insha allaah way socotaa sidii lagu mideen lahaa insha allah markii gubaabo iyo garab lagaaga baahdo yaan lagaa waayin inta ka horeeso waa inoo arweeloland

  23. JUBBA ASAL says:

    Mudane Tarsan waa nin hawl kar ah, 17 Degmo ee Gobolka Banaadirna ifiyey.

    Wuu hadal kulul yahey, mararna wuu simbiririxoodaa oo hadalkaa lataga, ee ceeb kale malaha.

  24. Dannood says:

    Salaan akhyaarta,
    Hadda wax Tarzan loo dhaho daawuu u baahanyahay oo uu sameeyey ma arko,kaliya wuxuu sheegay in Ina Godane madaxdii Alshabaab waxna dilay waxna kasoo carareen, Daahir Aweys na ka mid yahay kuwa isasoo dhiibay…..

  25. fartuun says:

    @dannoon

    bal ina aderow nala arag waxan aragnay bal fadeexad maxaalayiraa
    cajiib marun tiibaa fadeexo noqotay mase aweeys baan soocararin
    xitaa hadeey taas kudhaliilayaan

  26. JUBBA ASAL says:

    Dannood

    Soo dhawaw awoow. Koob weyn oo shaahii Dannood ahna oo biyo baraag kagu kariyeyna iga qabo. Hadalka ma dhagaysanin, ee waxa ay leeyihiin hadal buu su dadban usheeg aaday ma intaas baa?

  27. Dannood says:

    @ Fartuun iyo salaan sare,
    @ Fartuun Soomaalidii korkoodii wada boog buu noqday meeshii la taabtana way damqanaysaa ilaahay amarkiis kkkkkkkk
    @ juba awow waan kaa guddoomay shaaha biyaha baraagta lagu kariyey,

  28. sahro says:

    ASC all asxbteyda
    tarzan iyo gudoomiye yaashu wey kaftamayaane maxaa jira mase kaftanku waa dagaal
    hasan daahir inuu godane kasoo cararay ma beenbaa kkkkkkkkkk

  29. ali says:

    hogaamiye sare Tarzan Duul Duul hadduu rabo in agg ay ka dhaafto dhibka ha garto waxa uu ka haleeyey haddii kale riwaayad ayaa laga soo saari doono la dhaho, Tarzan Duul duul kkkkkkkkkkkkkkk

  30. ali says:

    Sahro
    soo dhowoow minika minkaa waaye

    markii ay dhab ka tahay uu kaftan dhaafo waxaad dhahdaa ha nagu hadlin haddii saan uu kaftankiisa yahay kkkkkkkkkkkkk Tarzan Duul Duulow

  31. wadaad yare says:

    Intaas dagaal iyo kala safasho ma ahane waa hadal iska kaftan ahaan u maleynayaa. Dadka Muqdisho jooga dhibaatadii badneyd oo ay soo arkeen ayaa waayeel ka dhigtey oo waxaas wax weyn oo ay ku kala saftaan iney u arkayaan una maleynsyo.

  32. sahro says:

    ali
    mahadsanid minkana mininkeyga waaye
    kkkkkkkkk adinka kaftanka xataa micnaa u yeeleysiin
    walaahi caadi matihiin

  33. ali says:

    wAAD yARE
    labo arimood inta soomaaliya taal waayeelnimo way ka fog tahay, wiil dhiigiisu raqiis yahay in meeshii larabo lagu haligo, iyo qori iyo qaad is wata intaas inta ay jiraan wax walba filo, aniga qof ahaan mar walba dhegta ayaa ii taagan

  34. ali says:

    Sahro
    fasax yar ayaan ku jirnaa marka maxaa difoose naga dhigaaya mar dhow waxaa dhici karta in aragtidayda lagu diimo haddii holiday ii dhamaato marka akhyaarta hal qof ayaan ka dhibaa asna waxaan oga hay aakhirka haddii alle na gaarsiiyo in aan dhihi toono sxb barsho wanaagsan kkkkkkkkkkkk

  35. sahro says:

    ali
    holidaygaaga ma mucaaradnimaad ku dhameysan maad sidaadii hore
    ee dhexdhexaadnimada aheyd kusoo noqotid kkkkkkkkkk
    halka qof eed dhibtid tolow yaa waaye ma fartuunbaa kkkkkkkkkkkk

  36. wadaad yare says:

    @ali
    Mucaaradnimo haddey wax soo kordhineyso aniguba mucaarad ayaan noqon lahaa boqol qaladna waan arkaa.Laakiin wax faa, iidaa oo ay soo kordhineyso ayaanan arag.Waxaan u maleynayaa in ay fiicantahey in markaan muxaafidnimo lagu tijaabiyo haddii kale laga gaabsado.

  37. ali says:

    Sahro
    gabar lagama yaabo in aan dhibo sababo jira awgood, kow aabe ayaan ahay, labo gabar walba oo soomaaliyeed ayaan shardi u galay in aan difaaco,
    Fartuuna waxay ka mid tahay gabdhahaas aan shardiga u galay,

    mucaaradnimada waxaa keenay kuwaan Faqashta waad ka hadal badan tihiin in si ay bareejo u noqoto mid dhib low ah la helo si arintu bareejo u noqoto kkkkkkkkkkkkk

  38. ali says:

    Wadad yare
    aniga dowlad mu caaradi, qabiil ma mucaaradi sxb ee hal qof ra’yigiis ayaan mucaaradaa asna waa i og yahay kkkkkkkkk

  39. sahro says:

    ALI
    idinkama dood badnin ee waan idinka cuqdad yarnahay
    sas darteed nama bareejeyn kartiin ilaa aad caloosha nadiifisaan kkkk
    hadii 10 ali oo kale ah la keeno xataa kkkkkk

  40. sahro says:

    ali
    wax beer xajis la dhaho ma jirto kkkkkkkk
    qiyaas miyaa kkkkkkkk
    sxb noo qir calool nadiifka oo malada dhaaf
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  41. ali says:

    Sahro
    abaayo labada reerba qaraabo ayaan la ahay waxaan arko maahee waa igu ceeb in aan wax aan jirin sheeg sheego.

    way jirtaa waxyaabo aad kaga fiican tihiin lakiin calool wax ku sidka waad ka siman tihiin,

  42. hargeysa king says:

    Tarsan waa gewsi,waa ninkaa xamar siraaday,promote gareeyay,soo jiiday in dib loogu soo noqdo loona dalxiis tago,nadiifiyay magaalada,wax qabad dhamays tiran,nalapka waddooyinka,samaa faraha,warqadaa aqoonsiga kawaanada ,dalxiiska liido,iwm ciekaa geeyay.

    Somalidu waligeed nin ayna gaadhin bay sidii idaacadii qudhmista ka daba shuuqdaa.

    Noolow tarsan noolow,cadawgaaga cagta hoosteeda

  43. hargeysa king says:

    Asc dhammaan
    Salaantiibay ku iloowsiinayaan

  44. fartuun says:

    @h king

    asc walal sodhowow

  45. sahro says:

    hargeysaking
    waan kaa qaaday mid la mid ah adna wl
    walol hadaadan xamar caayin hawiye shaati hargeysa sidaa tahay kkkkkkkkkkk
    marka intaan dhalashadaada luuq la gelin maad tarzan ku tuftid

  46. hargeysa king says:

    Fartuun
    Thanks walaal

    Sahro
    Kkkk
    Waan ku fahmay laakiin hawiye iyo isaaq soo hal maaha maxaa lakala sarifayaa kkkk

  47. hargeysa king says:

    Fartuun
    Waan idinku daba daalay sidaan kolba qol idiinka eegaayay caawa xaggew laga tumayaa,liido,curuuba,jubba,54? Bal meel igu balamiya
    Waxan ahay naftii hure

  48. fartuun says:

    @h king
    top floor ka iskeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  49. Wadaniyad says:

    Tarzan, adeerow maxaa kuu dhuuntay caadi matihidee kkkkk Aloow dambigeena cafi. Waxaan jeclaan lahaa in videogan la soo daayo, cajiib.




Wararkii Ugu Danbeeyay

jj Q.M oo kumanaan ciidan utababareysa Somaliya
- Apr 25, 2014
Q,M ayaa sheegtay inay dawlada Soomaaliya ka ka taageerayso abuurista ciidamo gaar ah oo ...
kh_1_2 Dhageyso:Ciidamo DFS ka tirsan oo Shabellaha Hoose ku dagaalay
- Apr 25, 2014
 Afgoye(AGGM):Ciidamo kawada Tirsan Milatariga iyo Nabadsugida Soomaaliya ayaa ku dagaalamay Deegaanka Warmaxan ee Gobolka ...
enmuungaab Dhageyso:Muungaab waan Furayaa Wadooyinka Muqdisho ee Xiran
- Apr 25, 2014
Muqdisho(AGGM):Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab"ayaa sheegay in Maamulkiisu u Furayo wadooyinka ku ...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA Maxuu Yahay Shirka Ka Socda Magaalada Kismaayo, Yaase Ka Dambeeya?
- Apr 24, 2014
dhexeeyaan beelaha Sade iyo Kablalax iyo baroor diiqa aanu ugu magac darnay Yaa Daaroodeey. Shirkan ...
somali_bank Horjooge Cabdiweli Sheekh Oo Gudoomiyaha Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Bangiga Dhexe U Magacaabay Bashiir Ciise Cali Iyo Maryan Cabdullaahi Yuusuf.
- Apr 24, 2014
magacowday Bashiir Ciise Cali oo si ku-meel-gaar ah xilka u hayay. Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA Xabsiyada Kismaayo Dadkii Heyb Ahaanta Looga Buuxshay Oo Weli Xiran Iyo Odayaal Dhabana Gudaha Kismaayo Iskaga Dhunkaday.
- Apr 24, 2014
heshiisiin ah iyo wadhadal oo u dhexeeyay beelaha Sade Iyo Kablalax. Shirkan ayaa sidoo kale ...