Waa Gabay La Magac Baxay “DOXORO” Oo Jawaab U Ah Guuroowgi Madaxda Dowladda Loogu Gafayay Ee Uu Soo Tiriyay Doxoro Cali Mataan.*Dhagayso*

doxoro2Gabaygan waxaa curiyay abwaanka caanka ah ee Dalxoreeye, oo dadka badankii u yaqaanaan “Duceeysane”.

Gabaygan ayaa waxa uu jawaab u yahay Buraanbur iyo Guuroow lagu aflagaadeeyay Madaxweynaha, R/wasaraaha iyo Qabaa’ilka Daga Waqooyiga Galguduud,gabayga ayaa waxaa lagu dhaleceenayaa kooxdii soo tirisay Guuroowga¬† iyagoo ku sugan magaalada Columbus Ohio oo uu ugu horeeyo ninka marinayay Guuroowga oo magaciisa uu abwaanku ku sheegay Doxoro Cali Mataan.

Doxoro Cali Mataan ayaa sida la sheegay waxa uu ku nool yahay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareeykanka.

Haddaba waa tan jawaabti Buraaburki cantara baqashka ahaa ee Doxor Cali Mataan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (61)




*

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

faras DAAWO SAWIRO: Laga soo qaaday Boqol fardo oo lagu tartansiiyay dabaal.
- Jul 30, 2015
Sida lagu soo daabacay dailymail.com waxaa shalay ka dhacday Magaalada Virginia ee dalka Mareykanka ...
puntland Akhri :- Puntland oo Faahfaahisay Sababta ay uga Qayb-gali Wayday Shirka Hiigsiga Somalia ee 2016-ka.
- Jul 30, 2015
Maamulka Puntland oo aan ka qayb-galin shir shalay ka Furmay Magaalada Muqdisho oo looga ...
alqaeda TOP NEWS:- Daalibaan oo Hogaamiye Cusub Doortay
- Jul 30, 2015
Ururka Daalibaan ayaa doortay hogaamiye cusub ka dib markii uu geeriyooday hogaamiyihii hore ee ...
unnamed (1) SAWIRO:- Shariif Xasan Oo Ka soo muuqday shirkii Hiigsiga Cusub ee lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.
- Jul 30, 2015
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah ...
unnamed (3) Shirkii Hiigsiga oo la soo gaba gabeeyay iyo war murtiyeed laga soo saaray+Akhri.
- Jul 30, 2015
Shirkii looga hadlayay Hiigsiga sanadka 2016 ayaa goor dhow oo galabnimadii maanta aheyd lagu ...
tal TOP DHAGEYSO:- Taliyaha booliiska Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qaabilay taliyaha booliska gobolka Minisote.
- Jul 30, 2015
Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee ...