Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Sheekh Maxamed Al Buuti.

al butiDamascus (AGGM): Waxaa manta magaalada Dimishiq ka dhacday Aas Qaran oo loo sameeyey Shiikhii Maxamed Al Buuti oo habeen hore [habeenkii khamiista] lagu dilay weerar bambaano oo lagu qaaday masaajidkii uu maxaadarooyinka ka soo jeedin jiray.

Weerarka lagu dilay Shiikh Al Buuti ayaa waxaa fuliyey nin isa soo miidaamiyey, kaasi oo isku dhex qarxiyey masjidka Sunnida, waxaana weerarkaasi ku dhintay ugu yaraan 42 qof sida ay dowlada Siiriya sheegtay. Weerarkaasi ayaa dadka ku dhintay waxaa kamid ahaa wiil uu awoowe u yahay Shiikh la dilay.

Weerarkan ayey si weyn u cambaareeyeen dhamaan dhinacyada siyaasada ee dalka Siiriya, mucaaridka ayaa iska fogeeyey inay weerarkan wax ka ogaayeen, halka dowlada Siiriya ku eedaysay in falkan ay fuliyeen kooxaha ay ku tilmaamaan argagaxisada ee kacdoonka ka wada dalkaasi Siiriya.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




*

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

unnamed (2) Dhageyso: Col. Bare Hiiraale “Wararka Warxume-tashiilka Yaan La Dhageysan, Kismaayo-na Waan Ku Laabanayaa”.
- Aug 30, 2014
Nabad la qaatay islamarkaana dadka aysan dhageysan wararka Warxume-tashiilka. Sidoo kale Col. Bare Hiiraale ayaa ...
unnamed (8) Sawiro: R/Wasaare Cabdiwali “Go’aanka Bare Hiiraale uu qaatay, waa mid dhiiri galinaya nabadaynta Jubooyinka”
- Aug 30, 2014
Bare, oo ay ka mid yihiin Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir, ...
casho4 Daawo Sawirada: R/wasaare Cabdiwali Sheekh Oo Caawa Casho Sharaf Usameeyay Col. Bare Hiiraale.
- Aug 30, 2014
Muqdisho, AGGM:Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in caawa kulan ...
axmed madoobe Xog: Horjooge Axmed Madoobe Oo Dhawaan Soo Gaaraya Magaalada Muqdisho.
- Aug 30, 2014
Muqdisho, AGGM:Ilo wareed ku sugan xarunta Villa Somalia oo si hoose ugu waramay Warbaahinta ...
ug War deg Deg Ah+Sawir: R/wasaare Cabdiwali Sheekh Iyo Col. Bare Hiiraale Oo Kulan Hadda Uga Socdo Xarunta Villa Somalia.
- Aug 30, 2014
Muqdisho, AGGM Kadib markuu soo gaaraya magaalada Muqdisho Col. Barre Hiiraale waxaa durbaba kulan uu ...
bare111 DEG DEG DHAGEYSO+Sawiro:-Col. Bare Hiiraale oo Muqdisho Oo Si diiran Loogu Soo Dhaweeyay,Warbaahinta La Hadlay.
- Aug 30, 2014
Muqdisho, AGGM: Col Barre Hiiraale iyo wafdi wasiiro ah oo kasoo raacay Kismaayo, ayaa goor ...