Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Beesha Sade Oo Qaadacay Qaabka Lagu Wado Maamul U Sameynta Jubbaland.*Daawo Video-ga*

top newsMuqdisho (AGGM): Waxgaradka, Siyaasiyiinta iyo Saraakiisha beesha Sade ayaa waxa ay maanta kulan balaaran ku yeesheen magaalada oo ay uga soo horjeedaan maamul u sameeynta Jubbaland

Ugu horeey furitaanka kulanka ayaa waxaa khudbad ka jeediyay Siyaasiyiin, Saraakiil iyo waxgaradka Beesha Sade, waxa ayna sheegeen inay aad iyo aad muhiim u tahay in la dhagaysto baaqa ay u dirayaan qolyaha ku hoowlan maamul u sameeynta Jubbaland.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (27)




*

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

Bastoolad-lagu-diley-dad-rayid-ah1 Deg Deg :Sarkaal ka tirsan Booliska oo Muqdisho lagu dilay
- Jul 30, 2016
Wararka naga soo gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in goordhow kooxo ...
Top-Secret-640x412 TOP NEWS:- Mooshin laga gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya
- Jul 30, 2016
Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, waxaa maanta shir yeeshay in ka badan 40 ...
MUSHARIXIIN XOG RASMI AH:- Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo C/raxmaan Faroole oo hal arrin ka codsaday Taliska AMISOM
- Jul 30, 2016
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa warbaahinta u xaqiiyay inay Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG, ...
ciidamo-kumaandoos-1630 Ciidamada Kumaandooska oo ka fuliyay howlgal gobolka Jubbada Hoose
- Jul 30, 2016
Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramaya in ay howlgal qorshaysan ay ka fuliyeen deegaanka ...
Ahlusuna-Waljamaca DHAGEYSO: Ahlusunna oo gacanta ku dhigtay nin dil ka geystay Galgaduud
- Jul 30, 2016
Ciidanka maamulka Ahluna Sunna ee gobolada Dhexe ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen ...
turkiga5 DHAGEYSO: Turkiga oo beeniyay inay aqoonsadeen Baasaboorka Somaliland
- Jul 30, 2016
Olgan Bekar oo ah  Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Magaalada Muqdisho oo maanta Saxaafadda ...