Ugaaska Guud Ee Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Allaha U Naxariitee Suldaan Cabdi Cali Sokor.

ugaaskaMuqdisho (AGGM): Innaa lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Waxaan halkaan Tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan shacabka aan walaalaha nahay ee ku dhaqan gobolada Jubooyinka oo dhawaan si lama filaan ah uu Suldaankoodii Suldaan Cabdi Cali Sokor ku  geeriyooday magaalada Nairobi

Anigoo ku hadlaya magaca beesha Sade Daarood waxaan marxuumkaas alle Subxaanahu Watacaalaa uga baryayaa inuu janadii Fardawsa ahayd ka waraabiyo iyo eheladiisii iyo qaraabadiisana Samir iyo iimaan ka siiyo.

Marxuum Suldaan Cabdi Cali Sokor waxaa uu ahaa hogaan dhaqan oo waxyaabo badan oo wanaagsan lagu xusuusto, dadka deegaankana ay tabi doonaan.

Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi
Ugaaska Guud ee Beesha Sade Daarood

Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (1)




*

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

qaxooti (DAAWO-VIDEO) Markab siday qaxooti dhan 3,500 oo Soomaali iyo Yemeniyiin ah oo gaaray Boosaaso.
- Jul 3, 2015
Markab siday qaxooti gaarayay 3,500 oo isugu jiray Soomaali iyo Yemeniyiin ah ayaa shalay ...
IMG_20100101_200457 TOP WARBIXIN+SAWIRRO:- Olalihii Udanbeyay oo Caawa Ka socda Cadaado+LIVE.
- Jul 3, 2015
Musharaxiinta uloolamaya xilka madaxtinimada  mamulka galmudug ayaa si weyn olalahooda looga daremaya magalda cadaado  ...
Sheekh Muxyadiin Xasan Ayaanle TOOS U DHAGEYSO: Casharkeena Maanta “Axkaanta Soonka” Iyo Sheekh Muxyadiin Xasan Ayaanle.Qaybti 16-aad..
- Jul 3, 2015
Muqdisho, AGGM:Bishaan Barakaysan ee Ramadaan awgeed Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa ay maalin walba idiin ...
top-news Top News: Qarax Xoogan Oo Maanta Duhurki Ka Dhacay Deegaanka Buulo GUduud Ee Gobolka Jubbada Hoose.
- Jul 3, 2015
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay ...
shirka-cadaado TOOS U DHAGEYSO WAREYSI:- Cali Abtidoon Xalane “Dhismaha maamulka Galmudug Meel wanaagsan ayuu marayaa”
- Jul 3, 2015
Agaasimaha guud ee wasaarada Arimaha gudaha iyo federaalka Cali Abti Doon Xalane ayaan wareesanay ...
20150703_141218 Sawirro:R/Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Iyo W/Gaashaandigga ayaa maanta ka qayb galay xus loo samaynayey 53 guuradii ka soo wareegatay Xoriyadda dalka Burundi.
- Jul 3, 2015
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka ...