Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Ee Rome Dalka Talyaaniga.

diyaradaRome (AGGM):Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhaawacmey, kadib markii shil diyaaradeed uu ka dhacay gegida diyaaradaha ee magaala Rome dalka Talyaaniga, shilka ayaa yimid, markii diyaaraddu soo degeysey ayna ka baxdey waddadii loogu tala galay in ay ku soo degaan diyaaraduhu, waxaana ay u baxdey banaanka iyada ii dusha ka martey dhir meeshaas ka baxdey.

Mid kaid ah dadka dhaawacmey ayaa xaaladiisu tahay mid khatar ah waxaana loola cararay Isbitaalka.

Qiyaasto 50 qof oo rakaab ah ayaa diyaaradda saarnaa taas oo ka timid magaalada Pisa ee isla dalka Talyaaniga dhexdiisa. Diyaaradda ayaa ka tisaneyd shirkadda Carpatair.

Sida laga soo xiganayo maamulka Garoonka diyaaradaha Rome waxaa loo badinayaa in ay sababatey shilkaan cimilada oo xumeyd, ama qalad uu galay Duuliyaha diyaaraddu.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




*

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

hees Dhageyso: Waa Heesteena Maanta Iyo “Doqoneey Dabkaa Ba’a”.
- Mar 31, 2015
                Halkan Hoose Ka Dhageyso... [audio mp3="http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/02/Xasan-Adan-Samar-amp-Heestii-Doqoneey.mp3"][/audio]
Axmed Cabdisalaan “DAAWO SAWIRRO” Booqashadda Axmed Cabdisalaan ee Dhusamareeb iyo Ujeedkeedda Oo La Ogaaday.
- Mar 31, 2015
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Ethiopia Axmed Cabdisalaan iyo xubno kale oo isugu jiraan ...
baraawe TOP DHAGEYSO:- Rag Qorsheenayay iney 3-Qof Dilaan oo lagu qabtay Baraawe.
- Mar 31, 2015
Ciidamada Amaanka Degmada  Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Baaritaano ay ka sameeyeen Degmada ...
howlgallo TOP DHAGEYSO:- Howlgallo Culus Oo Ka Soconaya Shabellaha Hoose.
- Mar 31, 2015
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanayay kuwa AMISOM ayaa howlgal ballaaran waxa ay ka ...
galkacayo1 TOP DHAGEYSO:- Shirar Ka Socday Galkacyo Oo La Soo Gaba gabeeyay.
- Mar 31, 2015
Guddiga dhismaha wadada Isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo ayaa soo gaba gabeeyay kulamo ay ...
buuloburde-150x150 TOP DHAGEYSO WAREYSI:- Daahir Xasan Cabdi Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Adag Ee Ka Jirta Degmada Buuloburde
- Mar 31, 2015
Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa walaac aad u xoogan ka muujiyay xaaladda nololeed ...