Safaaradda Soomaaliya Ee K/Afrika Oo Ku Guuleystay Inay Fasaxdo Dad Doonayay Inay Dib Ugu Laabtaan Soomaaliya.*Daawo Sawirada*

DSCN4961Capetown (AGGM): Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika ayaa ku guuleystay inay fasaxdo dad doonayay inay dib ugu laabtaan dalkooda hooyo kuwaasi oo xayirnaa muddo ka badan sedex bilood kadib markii Waaxda Socdaalka ee dalka Koonfur Afrika joojisay,

Dadkani oo tiradooda gaaraysa boqolaal oo doonayay inay booqdaan eheladooda ayaa furitaanka Safaaradda kadib waxaa si wadajir ah kulamo u yeeshay Waaxda Socdaalka dalka Koonfur Afrika iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalkani Sayid  Xasan Shariif Cabdullaahi isagoo Safiirka kala hadlay dowladda Koonfur Afrika in ay xayiraadda ka qaado dadka doonaya inay dalkooda hooyo dib ugu laabtaan,

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika ayaa wadda dadaalo ku aadan in gabi ahaanb xayiradda laga qaado Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee doonaya inay inay socdaalaan iyadoo tani ay noqonayso tallaabadii ugu horeysay ee ay ku guuleysto Safaaradda waxaana la filayaa maalmaha soo socda boqolaal Soomaali ah ee ku xayiran magaalooyina waaweyn ee dalka koonfur Afrika ay u laabtaan dalkooda hooyo,

Photo by C/qaadir Axad
DSCN4961

DSCN4974

DSCN4948

DSCN4950

DSCN4955

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




*

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

hargeysa-262x309 DHAGEYSO:- Ka dib qaraxii diyaarada Daallo Somaliland oo Amniga Garoomadeeda Adkeyneysa iyo Wasiir sheegay shaxda lagu wajahaayo…
- Feb 10, 2016
Iyadoo dhawaan qarax ka dhacay gudaha diyaarad ay leedahay shirkadda Daallo oo ka kacday ...
Breaking_news-620x3301 DHAGEYSO:- Maxaa hakiyay Shirkii u dhaxeeyay beelaha Sade iyo Absame ?
- Feb 10, 2016
Magaalada Kismaayo ayaa la filayay in maanta uu ka furmo shir udhaxeeya beelaha Sade ...
News_live_logo_ XOG:- Mooshin cusub oo ka dhan ah wasiiro, Hadaba ogow Wasiirada la heysto
- Feb 10, 2016
Wararka aan ka heleyno dhanka Baarlamaanka Somalia ayaa sheegaya in Xildhibaanadu ay wadaan diyaarinta ...
Muqdisho Wado DHAGEYSO:- Waa Sidee Amaanka Muqdisho- Yaase gacanta ku haya Kaamirooyinka CCTV-ga
- Feb 10, 2016
Amaanka Garoonka diyaardaha Muqdisho ee Aadan Cadde ayaa Su’aalo badan la iska waydiinayaa kadib ...
top-news1 DHAGEYSO:- Ma og tahay dhaqaalaha ka soo gala Kenya maamulida hawada Soomaaliya ?
- Feb 10, 2016
Muddo 25-sano ka dib dowlada Soomaaliya ayaa la wareegtay maamulka hawada waana markii ugu ...
Gud-Jawaari DHAGEYSO:- Guddoomiye Jawaari”Ra’iisul Wasaare Sharmaake ayaan kala hadlay in Xildhibaanada aan Xasaanada laga qaadin”
- Feb 10, 2016
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan oo maanta Shir Guddoominayay Kulanka Baarlamaanka ayaa Xarunta ...