kobciyelogo

Qarax Ismiidaamin Ah Oo Xalay Kadhacay Magaalada Wajeer Ee Dalka Kenya.

nairobi-church-grenadeWajeer (AGGM): Wararka ka imanaayo Magaalada wajeer ee Gobolka waqooyi bari ee kenya ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah halkaasi kadhacay kasoo oo dhaliyay khasaaro nafeed iyo mid dhaawac ah.

Qaraxaan ayaa ksoo baxaya warar kale duwan wallow qaar badan sheegayaan in uu isqarxiyay nin madow ah kaasoo isku soo xiray waxyaabaha qarxa isla markaa la beegsaday Ciidamada amaanka oo halkaasi maraayay.

Halka wararka qaar sheegayan in qofka isqarxiyay oo yahay nin soomaali ah oo labeegsaday Ciidamo halkaasi roondo sameynayay waxaana weli kahadlin madaxda Dalka Kenya oo lagu wado in saacadaha soo socda kasoo baxao warar kale duwan.

Khasaaraha oo dhaliye qaraxaan ayaa lasheegay in ay kadhinteen ciidamada kenya ilaa 2 askari halka tiro kale dhaawac kasoo gaaray qaraxaasi waxaana siweyn looga maqlay xaafadaha magaalada wajeer ee Gobolka waqooyi bari ee kenya.

Gobolka wuqooyi bari Ayaa Mudooyinkii Dambe tan iyo Markii ay Ciidamada Kenya Gudaha u galeen Dalka Soomaaliya waxaa ka socday Falal Amaan daro ah, Qaraxyo iyo Dilal Qorsheysan oo intooda Badan ay Sheegteen falaagada nabad diidka ah ee Al-Shabaab.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

IMG_4859 Daawo: Safiiro u dhashay Sierra Leone oo la kulmay Jaaliyada Soomaalida Columbus Ohio.
- Apr 23, 2014
kuwaas oo ay jaaliyada isla soo qaadeen xariirka labada dal iyo sida jaaliyadaha labada ...
bayaan Beesha Sheekhaal: ”Waxaa la gaaray xiligii kacdoonka ee la iska kor-qaadi lahaa labada cadow ee Jubbooyinka fadhiya”
- Apr 23, 2014
doonada, aqoon-yahanka, haweenka, dhalinyarada ee ku kala nool daafaha caalamka ayaa Marka hore waxaa ...
xasan iyo cabdiwali Dib u Heshiisiintu Waxa Ay Qeyb Weyn ka Aheyd Hawlaha Horyaalla Dowladda Uu Hoggaamiyo Jaalle Xasan Sheikh Maxamuud, Laakiin Taas Waxa Ay U Muuqataa In Ra’iisul Wasaare Cabdi-weli Uu Geliyey Mugdi Weyn Iyo Shaki!.W/Q.Dr. Truman
- Apr 23, 2014
ah u laalay ama u diidey fulinta Heshiishkii Addis-Ababa ee waddanka Ethiopia August 28/2013,heshiishkaas ...
radio-Galjubba Dhageyso:Warkii Warkii Duhurnimo Ee Warbaahinta Allgalgaduud Media (23-April 2014).
- Apr 23, 2014
Muqdisho(AGGM): Waxaa shabakada wararka Allgalgaduud.com usoo gudbineysaa akhristayaasheeda iyo dhageystayaasheedaba warkii DuhurnimoSubaxnimo ee Soomaaliya iyo Caalamkaba ...
shir_5 Dhageyso:Shir weynihii Amaanka Qaranka oo maanta la soo xirayo
- Apr 23, 2014
Muqdisho(AGGM): waxaa lagu wadaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka in lagu soo Gaba ...
soo Dhageyso:Maamulka Xudur waxaan Dilnay Saraakiil Al-shabaab ah
- Apr 23, 2014
Xudur(AGGM):Maamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa ka warbixiyey Dagaal ka dhacay Tuulootin Hoos ...