kobciyelogo

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Laqaatay Saraakiisha Amniga Ee Dalka Ingiriiska.

london xasanLondon (AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi heersare ah oo howl shaqo u jooga London ayaa maanta kulamo la qaatay saraakill sar sare oo ka tirsan dowladda Ingriiska.

Kulamadaan ayaa waxaa Madaxweynaha kala qeyb-galay R/Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Marwo Fawziyo Yusuf Adam,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir, la taliyayaasha Madaxweynaha, iyo saraakiil ka tirsan Villa Soomaaliya.

Wafdiga ayaa waxaa saakay qaabilay saraakiisha ugu sareyso xagga amniga ee dowladda Ingiriiska. Waxaana halkaas looga hadlay qaabkii Soomaaliya dib loogu soo celin lahaa nabadda.Amniga ayaa wuxuu kow ka yahay Lixda Tiir Sayaasadeed ee dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa wuxuu la kulmay hey’adda u qaabilsan dowladda Ingiriiska, dhanka horumarinta.Goobtaas wuxuu Madaxweynaha ka sharaxay qaabka ay dowladda Federaaalka Soomaaliya ku dooneyso in ay u geeyso geeyso adeega bulshada goboladda dalka oo dhan.

Ugu danbeyntii ayuu Madaxweynaha ku tukadey Masaajidka Islamic Cultural Center. Halkaasna uga mahad celiyay maamulka Masjidka, adeega ay u hayaan Muslimiinta ku nool dalka Ingiriiska.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

Breaking-News War Deg Deg Ah Akhriso: Qodobada Horudhaca Ah Ee Lagu Heshiiyay Magaalada Kismaayo.
- Apr 17, 2014
u soo galayaan maalinimada beri ah magaalada Kismaayo. Warkan ayaa intaas waxa ay ku darayaan ...
Breaking_news-620x3301 War Deg Deg Ah: Col. Bare Hiiraale Oo La Ogolaaday Qodobadi Uu Doonayay Berina Ciidamadiisa Gudaha Ula Soo Galaya Magaalada Kismaayo.
- Apr 17, 2014
u soo galayaan maalinimada beri ah magaalada Kismaayo. Warkan ayaa intaas waxa ay ku darayaan ...
ogeysiis OGEYSIIS Ku Socda Dhamaan Akhisteyaasha Warbaahinta Kismaayo24.com
- Apr 17, 2014
Warbaahinta Kismayo24.com. Haddii aad doonayso in aad booqato Warbaahinta Kismaayo24.com si aad u akhrisataan wararkaad ...
barre-hiiraale Waa Heesteena Caawa Iyo “SADE SOO ROGAAL CELI”.
- Apr 17, 2014
Waa Heesteena Caawa Iyo "Guusha" [audio mp3="http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/02/SADE-SOO-ROGAAL-CELI.mp3"][/audio] Isha Ku Hay Allgalgaduud Media allgalgaduud@gmail.com
mb Dhageyso:Madaxweynaha Khaatumo oo ka hadlay Weerarka Somaliland
- Apr 17, 2014
Taleex(AGGM):Madaxweynaha Maamulka Khaatumo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Soo gali taanka Ciidamada Maamulka ...
top-news Guuxa Muqdisho Iyo R/wasaare Cusub Oo La Hadal Hayo. Waa Kuma?
- Apr 17, 2014
wajahan yahay R/wasaare Cusub ka dib markuu xafiiska baneeyo Cabdiweli Sheekh Axmed oo kacdoon ...