kobciyelogo

Gen. Cali Madoobe “Shirki Maamul U Samaynta Jubbooyinka Iyo Gedo Ee Beri Subax Ka Furmi Lahaa Magaalada Kismaayo Dib Ayuu U Dhacay”. *Daawasho Wacan*

cali madoobeGen. Cali Madoobe “Shirki Ka Furmi Lahaa Beri Subax Magaalada Kismaayo  Dib Ayuu U Dhacay”. *Daawasho Wacan*

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (37)

  1. Gaashaan sade says:

    general cali daacuun ma saan baa u dambeysay aloow hana ceebeen.

  2. daadihiye says:

    duf ku bax cali daacuun weligi sidan buu meel xun u taagnaa

  3. kabtan kuus says:

    nin isgumeenaya weligiin haka celinina.

  4. kaltuumo says:

    allgalgaduud rag rag dhalay iga dhaha waa nin rag waayay tol beelay ilahay maxuu nin iga dhigi wayay.

  5. saciid says:

    cali madoobe hunguri xumo ayaa meel xun istajisa mar walba.

  6. dalal diini says:

    Gen.Ina xasan looyaan..caaqibada iyo sharaftisa inuu iska qaado maheyn oo ay damaaci aan fogeyn raaco!..Balse genanku waa genankeenii lagugu nici maayo mowqifkaaga balse tolkaa dhinac karaac dhexdooda waxaad ka weyneysid majirto sidaan qabo hanoqon Hor gal Cadow Sade!

  7. santuur says:

    cali madoobe been badanaa madaxweynaha iyo r/wasaaraha ayaa martiqadnay buu yiri,madaxweynaha iyo r/wasaaraha jabhad qabiil isla markaana ah urur diimeed meel ay heesato miyeey imaan lahayen?

  8. sade man says:

    iimaanka alle kaa qaad maxuu meel xun taagan yahay, kan baa ceeb noogu filan intuu nool yahay.

  9. wiil gadood says:

    cali madoobe dowladii maxamed siyaad weligii wuxuu heestey waaxda dabagalka nabadsugida waa nin wax bartey qurbaha wuxuu deganaa holland iyo ingiriiska waa wiil reer gedood ah waa nin siyaasi weyn.adiga ninka maqalka qorey caabud waaq ka tasho anaga reer gedo waxba ha noo sheegina reer dalal meeshiina naga jooga

  10. X sade says:

    waxaa tahay baa lagayahay cali waa nin ka dhashay laf adag oo mareexan ah fakarkiisuna kushaqaynayaa , habarkuna waa ceeb!! nolow cali

  11. guuleed says:

    X sade cali haduu laf adag oo mareexaan ah ka dhashay maxuu la heehabayaa muu yeesho meel loogu soo hagago?

  12. Balikibir says:

    Asc wr we marka hore besha Sade waa insalamayaa salaam walalnimo dhalinyaro gabdho odayal dhaameed salan kadib Ali madoobe waa masuul mareexan. Ah haduu qaldanyahay walalaayaal inaan qaba aan leenahay cayda iyo aflagadadu ma fiicna Sade qadiyadiisa na waa mid hadaan u soo laabto wilgadood jaale afkaaga hagaji mareexan na waa mid AMA gedo hajogo AMA galgaduud AMA jubada hoose hajoogee midakale marexanow midnimada aan ku dadaalno dad walala nahay qofkeeni aan aragno inu wado qaldan hayana saanan cayin oo cadabine aan qabano raadeer iyo Ali madoobe haday tolkood dhawaysan way aan meel baan oga soo jeesanaynaaa

  13. Balikibir says:

    Dhalinyarada wax comment garayneesa walalaayaal Sade mid weeye madaxda iyo odayasha Sade na saan la aflagaadeen haday qaldanyahiina waa dadkeenii haday saxanyahiina waa dadkeenii wee plzzz reer Sade Dow dhaqankeeni wanagsana is xushmeenti is jeclaanteeni hala adkeeyo jubaland na waa dhul mareexan waana ku kala fakar duwanaan karnaaa lakin aaqir meel bay iskugu imaanaysaaa walalaayaal mareexan Sade hanoolaado meelkasta oo uu joogo plzzzz caqliga hashaqeeyo

  14. Balikibir says:

    Dadka walalahaa markay is qadariyaan is xushmeeyaan ilahayna waa wanaajiyaa mareexan dhaqankiisu mahan jirin cay iyo foolxumo midalabaad general Ali Hassan looyaan waa halyey mareexan hadii aad u aragtaan inuu qaldanyahay oo asaga wax la saxan nala qaldanyahiina intaan u yeernAn leenahay walaalle waa qLdantahay haduu naga saxanyahayna waanu racaynaa mareexaanoow is qabqabsiga iyo aflagadada iyo is qadarin la aanta plzzzz halaga fogaado caqliguna ha shaqeeyo wabilahay towfiiq wana seexaday nabadey viva Sade cadowgiis hajabo caabudwaaq aan dhex waregayaa sacadaan si wanagsan farxad iyo barwaaqayna ku seexatay meelkasta oo Sade kusuganahay na saas aan u rajaynaayaaa garbaharey iyo gedo kismaayo iyo jubada hoose

  15. Kacaan says:

    Cali Lax waxaad weydiisaan, aaway Madaxweynihii Jubaland, Ducaale? waa un iska dameeru dhaan raacday waxna kama oga siyaasad asagiyo Yaasiin cambaq oo wixii abtiyaashiis kusoo yiraahdaan bulshada la dhex imaanaya.

    Way is ceebeeyeen kuwaanu.

  16. Ahmed says:

    Cali wuxuu u shaqeyaa absame waa daba dhilif

  17. Sade daarood says:

    Raadeer iyo cali madowe midna haku tashanina waayo ragaas axmed madowe bey hoos tagaan damiir iyo damqasha midna male maxamuud sayid iyo mohamed abdi kaliin ragaas baa rag ah waa halyeeyo beesha sade kadhashey

  18. yaasin gacamey says:

    ASC ALL JAALE SADES .WALALAYAAL HOREY WAXA LOO YIRI DOQONKAAGA HADAD MEEL OOGA TAGTID WAXAD U TAGEYSA NIN DOQONKISA WATO.MARKA TAS WAXAAN OGA DENLEYAHEY MAREXANKA LA JITEY AMA TURBAAN DAROOD AH LOO TUMEY OO RUN MODEY WAXBA YAA LA CAYIN ASAGAA SOO NOQON DONEE MARKU RUNTA OGADO EE YAA LA ERYIN WIXI MAREXAAN OO KABTA IYO LAXDA MOOQIFKODA RAACEY AYAGAA IMAAN DONA.

  19. wadaad yare says:

    Qabiilku waa meeshiisa ninkii u dhashey ayaana dareenkiisa u xaq leh inuu ka hadlo.Laakiin anigu dhanka dowladnimada iyo sharciga ayaan mar kasta dadka xusuusiyaa in kastoo soomaalidu aysan dhankaas u jajabneyn oo xamaasadaha kale kala muhimsanyihiin.

    Qofka howl qaran qabanaya waa inuu labo mid ku joogaa meesha:

    1. Magcaabid(nomination)
    2.Doorasho(ellection)

    Meesha Kismaayo ah ma suldaan beeleed ama kaabo qabiil ayaa lagu caleemo saarayaa mise waa howl dowladeed?

    Haddaba is weydii maxey tahey title ka ay wataan dadkaani oo ay dowladdii dalka ugu yeerayaan oo amarka muddada gaaban ugu siin karaan?

    Dadka degaanka deggan kaalin way yeelan karaan,laakiin waa haddey iyagu nidaamka dowladnimada marayaan oo dowladda aqoonsiga heysata aqoonsi iyo wada shaqeyn ka ka rabaan. Laakiin sida hadda ay wadaan dowladdii shaqadeedi ayey iyagu doonayaan iney la wareegaan iyagoon dowladda xil ka heyn.

    • warsame says:

      to wadaad yare
      maamulka kismaayo waxa uu hayo waa dowlada shaqadeedii,maamulka muqdisho waxa dhisay AMISON iyo mahiga,waadna ogtahay in odoyaal laga soo uruuriyay soomaaliya oo dhan inta qol laysugu geeyay laga saxiixay dastuur ay soo xusheen baarlamaan,baarlamaankuna dhisay gudoon iyo madaxweyne.Dowladu saasay ku timid,marka dowlada soomaaliya qaabkii ay ku timid hadii dad maamul ku dhisto maxay u diidan tahay? aniga waxay ila tahay nidaam ilaalin ma aha arintu ee waa qabiil cad oon geed loogu soo gaban.
      Dowladu ma xukunto puntland,somaliland,baladweyne,baydhabo iy o kismaayo,waxaa ka jira meelahaa maamulo local ah.
      cidii qabiil ahaan noo haysata waxba yaysa ku gabanin dowlada ee banaan haysa soo dhigto si soomaali dhan makhraati uga ahaa in waxa ay sheegayaan run yahay in kale,haday iyaguba ku dhiiran waayeen in ay cadeeyaan waxa ay maleegayaan waxay iyaga laftoodu makhraati ka yihiin in waxa ya wadaan xaq daro yahay.
      wc

  20. Anu waxan layabanahay dowlad dal kataliso ooo casumaad dowlado kale u dirta ogaa eee. Gobolo ka mid ah gobolada ay dowlada somaliyeed xukunto in manta kenya ay dowlada somalia ku casunto shirka kismayo tasa layabay ee maka yabteeen. Dowlad dhulkedi lagu casumayo wlh mesha ruwayad ba kasocoteee rasalwasaraha iyo madaxwenaha waine ka amusan oo iga ay mamul uso magacab an mesha si kenya iyo xulufadeda qadka logaga saro deganku wa degan somaliyeed ee mahan dhul kenya ama itobiya.

  21. cabdiwali says:

    asc ani oo ah wiil somali ah waxan sede ugo habalyeynayaa gobonimada iyo wadaninimada iyo geesi nimada masha allah adinka ayaaba calanka waligiin sidee sida hal ama laba niiga raacda dullaleyda dulka iyo calanka somali ha nolato

  22. Xog-ogaal says:

    ASC,

    Reer Sade ogaada, Muqdisho ma rabto in Jubaland dhisanto. Waxay doonayaan sidii |Muqdisho u bur burtay in Jubaland iyana u bur burto.

    Jooga oo dad keena aan dhinac ka raacno. Ma wanaahsana:
    1. In marka la doonayo in Daarood la bur buriyo in Sade la adeegsado,
    2. In aan gurigiisii dhisan karini in uu ina kala daadiyo.
    3. Waa in aan taageer naa hil iyo hooba Jubaland.

  23. Geeel Qaaad says:

    Dowladu ku sheegta xamar beyledahay ee kismaayo malaha kismaayo ninkan raaskaambooni taagerin wa la kar baashi balfiiriye mareexaan tala xumadooda 1 beesha ade ayaa muqdisho kushirty oo ka so horjedasty mamulka la dhisayo 2 besha sade ayaa garbaharey kushiry oo soxulaya odayashi shirka oga qayb galilahaa 3 kismaayo waxaa imaday odayasha beesha sade oo tagersan shirka kismaayo bal waxaa fiiriye isma ba raacsano lkn waxaa hubaal inta beesha absame isku soo dhiibtay ee wanaaga jecel inay ka guulaysanayaan k wa xamar afduubka looguhaysto

  24. Xog-ogaal says:

    ASC
    Walaalayaal, dib u dhegaysta khudbadii ugu danbeysay ee Jaalle Siyaad Janaayo 1991 ee uu Hawiye la hadlayey.

    21 ka dib sidii baa Hawiye u dhaqmayaa. Waxay dhisan kari waayeen Maamul Goboleed Hawiye.

    Sidaas darted waxay ka soo hor jeedaan Maamul Daarood oo kale, Puntland baa siyaasiyan ka soo adkaatay oo Aduunku taageeray.

    Waxay diidan yihiin in Maamul labaad oo Daarood dhismo. Daba dhilifka Muqdisho yuusan ina kala daadin. Waxaan wax ku nahay marka aan walaalkeen wax la qayb sano.

    1. Ogaada Hawiye Badii Somalia ayuu horay u iibsaday,Taalooyinkii Taariikhiga ahaa ayuu Dubai u iib geeyey.
    2. Waxaa dhab ah Hawiye Dawlad ma ogola.
    3. Yuusan Daarood kala daadin Hawiye ee aan midawno.
    4. Guul Jubooyinka.
    5. Guulminimada Sade iyo midnimada Daarood.

  25. cabdiwali says:

    geel qaad hadii hada kismayo maxaa ka socdo bal adi iswani

  26. Mr diini says:

    Dagaal ayaa maanta Ka dhacay Kismaayo yaa warkiisa haya asxaabta

  27. Xog-ogaal says:

    Cabdiweli walaale yeynaan Mic (codbaahiye) u noqon afkaarta Hawiye ee kala daadinta Daarood.

    Dal dalool kasta ha u fiirsan. Hawiye oo aan midaysnay, hadana waxay ka midaysan yihiin in aan Jubaland dhismin ee la dumiyo waayo waxay u arkaan midnimo Daarood in ay ka soo baxayso.

    Muqdisho iyo Shabeelooyinka dhulkii laga saaray Al Shabaab, ciidamadii Reer Muqdisho kufsi ayey ku bilaabeen Haweenkii Somaliyeed ee Xijaabnaa.

    Ma kuwaas baad rabtaa in ay kuu taliyaan oo ayaku wax kuu dhisaan?

  28. abdul says:

    ASC MAXAY KA DHOWRAYEN MEY HOW SHOODA WADAN/RISWASAARAHA QOL AYUU KU XIRAN YAHAY MADAHWEYNAHANA DIBA AYUU WAREEGAYAA MARKA DANTIINA WATA IYAGA AYAA HADHOW IMANAYA /SHIRKIINA WADA/ILAHEY HADIIN FUDEEYO/DADKAN WAA XASIDEEN/WAX HORMAR AH LAMA OGALA

  29. wadaad yare says:

    Riwaayaddaas Hawiye vs Darod dad fashilmey oo qabqablennimo qabiil oo laga gudbey soo nooleeya is leh ayaa wata. Laakiin danbas aan dhuxul nool ku jirin ayey afuufayaan.Iagaa danbasku wejigooda madoobeyn doonaa ee iska daaya.

    Dadka u maleeya in qabiil ay tahey waxa socda markey runta gaarto ayey ogaan doonaane ha sabreen.

    Waxa socdaa waa qabqableyaal Kenya iyo Itoobiya dabada ka riixayaane qabiil iskiis xoog u leh oo soo taagan meeshaan ma jiro ee yaan dadka meel cidlaa la iskaga dirin.

    Su,aal baan idin weydiinayaa

    Haddii sida C/Fataax Geeseey oo kale dowladda Kenya ku tiraahdo Axmed Madoobe kugu taageeri meyno maamul aad dhisatee dowladda soomaaliyeed baan la shaqeyneynaaye iyada wax la qabso ma diidi karaa Axmed Madoobe oo talo aysan Kenya ku ogeyn ma ka sameyn karaa Kismaayo? Haa ama maya?

  30. Xog-ogaal says:

    Wadaad Yare,

    Arrintaadu waa, ” Wax aan qalano, oo midiyaha aan qarsano”.

    1. Dawladda ceedhiinkii ayaa lagu qaybsaday.
    2. waana 4.5
    3. Qabiil waliba Goboladiisa ha soo dhiso, Federal na hala isugu yimaado.
    3. Hawiye ha soo dhisto dhulkiis,Jubaland na inta ka degta xaqooda la duudsiyi maayo.
    4. Laakiin Hawiye manja xaabada iyo lugooyada ha joojiyaan.

  31. Geeel Qaaad says:

    Ogaysiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiss koox mooriyaan aha ayaa weerar sooqaday saldhiga magalada kismaayo waxay rabeen inay soo furtaan koc kale oo argagixiso aha oo shaly laga sooqabtay guadaha magalada lkn waxaa noolasha kusoo qabqabtay halyeeyada RAASKAA,MBOONI oo hada gacanta kuhaya mooriyaantii qalalaasada kawaday magalada

  32. sulub says:

    sade ha iska qabtaan ku wii dumiyay dowladii somaliyeed ha isk qabtaan calankii somaliyeed hoos tiisa kuwii dadka somaliyed ku dhibaa tey nayay wa ku wadagan galguduud rag iyaga la midaa dhuuso mareeb ka fara maroo jijiy daarod ayeey u xinya wen yahiin waa in leyska dhacshaa

  33. warsame says:

    ac
    Hawiye wuxuu doortay in aan soomaaliya dowlad ka dhalan,muqdisho inta dadkii daganaa ee ilbaxa ahaa laga caydhiyay ayaa dad reer baadiye ah oo ay hogaaminayaa odoyaal ay hada ka nool yihiin Xaad iyo Axmed Diiriye la soo dajiyay.
    Dowladii carta way diideen,dowladii cabdullahi yusuf way diideen markaasaa xabashi iyo AMISON loo adeegsaday.Dagaal khadhaadh ayay la galeen dowladii cabdullahi yusuf waxaana badalay Sh.Shariif isna way diideen waxayna taageereen alshabaab,ugu danbayna waa loo fakaray waxaana la yidhi si hawiye dowlada u ogolaado aan dhahno dowladu waa dowlad hawiye.Markii ugu horaysay ayaa la arkay hawiye oo dowlad ogol,meel ay joogana waxay dowlada u difaacaan sidii ay u difaaci jireen muqdisho.Ummadii soomaaliyeed meel ay joogtaba way bishaaraysatay,waxaana laysla dhex maray mar hadii hawiye oo muqdisho xoog ku haystay uu taageeray dowlad dhexe waxaa sow in soomaali dagto. Mudo yar ka dib waxaa soo baxay waxaan cidna meesha soo dhigan oo ah in hawiye dowlada u fahmayba in uu isagu leeyahay,sidii uu hada ka horba ugu haystay in uu isagu muqdisho leeyahay.
    marka waxgaradkii soomaaliyeed ee yidhi hawiye waxay wax ku taageerayaan in la dhaho waxan hawiyaa leh ee aan dhahno dowlada hawiyaa leh sidii ay doonayeen si aan ahayn ayay arintii u dhacday.
    Hawiye maatna wuxuu taagan yahay muqdisho anigaa leh,dowlada soomaaliyeedna anigaa leh marka ummadii soomaaliyeed ee kale maxaa u soo hadhay maxaase la gudboon?
    wc

  34. suldaanka says:

    waan salaamay akhiyaarta salaan akdib aniga waxaan layaabanahay waxa ali madoobe lagu eedaynayo mawaxaa qaldan inmaamul loo sameeyo deegaano ay dhibaato kuhabsatey oo cid u maqan aysan jirin wixii soomaliya loogu talo galayna xamar lasoo dhaafsiin la,yahay marka hadii uu isxilqaamey si,looga gudbo dhibatada oo loo helo sistam waxloogu qabto dadka ma,inlau eedeeya mise in lagu amaano

    marka waxaan u gartay wixii aysan mareexaan reermudug hogaaminayn waa wax qaldan

  35. galdogobian valley says:

    somaliyey qabiilka hala joojiyo iyo qabyalada dadka juboyinka degana wa dad wada dhashay ee halaga tanaasulo waxyabaha aan qiimiga ku fadhin hana laga leexdo wadadii aan shalay marnay




Wararkii Ugu Danbeeyay

radio-Galjubba Dhageyso:Warkii Warkii Duhurnimo Ee Warbaahinta Allgalgaduud Media (16-April 2014).
- Apr 16, 2014
Muqdisho(AGGM): Waxaa shabakada wararka Allgalgaduud.com usoo gudbineysaa akhristayaasheeda iyo dhageystayaasheedaba warkii DuhurnimoSubaxnimo ee Soomaaliya iyo Caalamkaba ...
uu Dhageyso:Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan oo laga soo horjeestay
- Apr 16, 2014
Muqdisho(AGGM): Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa ka soo horjeestay  Magacaabiis ...
all Dhageyso: Soomaaliland Oo Ciidamadii kala baxaday Degmada Taleex Iyo Dhaq-dhaqaaq Ciidan Oo Xoogan Oo Ay Wadaan Ciidamada Khaatumo State.
- Apr 16, 2014
ee Degmada Taleex Shalay la wareegay. Goobjoogeyaal ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Soomaliland ay dhanka ...
Xil Baarlamaanka oo maalintii Labaad Kooram la’aan u baaqday
- Apr 16, 2014
Baarlamaanka Soomaaliya maanta  Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya  waxaay  ugu  balan sanaayeen in ay sii ...
ciidanka Ciidamada Fariisimaha Ku Leh Duleedka Magaalada Kismaayo Ma Soo Xaroonayaan, Ilaa Qodobadi Heshiiski Addis Ababa La Dhaqan Galiyo,Martina Cid Ugama Aha Jubbooyinka.
- Apr 16, 2014
Shire "Bare Hiiraale" iyo Col. Cabdi Cigaal inaysan soo galeyn gudaha magaalada Kismaayo. Warkan ayaa ...
cabdiweli29 Cabdiweli Sheekh Oo Beri Ku Soo Wajahan Magaalada Muqdisho Iyo Shirarki Kismaayo Oo Fashil Ku Wada Dhamaaday.
- Apr 16, 2014
Cabdiweli Sheekh iyo Waxgaradka iyo Haweenka Jubbooyinka ee ka socday magaalada Kismaayo ay ku ...