Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Horyaalka La Liga Ee Kooxaha Valencia v Barcelona.

cayaar1Kulanka: Valencia v Barcelona, Weeraryahanka kooxda Valencia Roberto Soldado ayaa ku soo laabtay garoonka tababarka ka dib dhaawac uu la maqnaa, waxaana laga yaabaa inuu ku soo bilowdo kulanka caawa ay Barcelona kula ciyaarayaan Mestalla.

Si kastaba, Dani Parejo iyo Jonas ayay u badan tahay inaysan ciyaari doonin dhaawac awgii, halka Nelson Valdez uu isna shaki ku jiro inuu ciyaari karo.

Daafaca bidix Jeremy Mathieu ayaa ka soo kabsaday dhaawac canqowga ah laakiin ma ciyaari doono kulankaan, halka Sofiane Feghouli uu ka soo laabtay koobka qaramada Afrika waxaase laga yaabaa inuu kursiga keydka ku soo bilowdo.

Barcelona ayaa dib u soo dhaweyn doonta Gerard Pique ka dib markii uu ganaax kaga maqnaa kulankii ay 5-1 kaga badiyeen isbuucii hore kooxda Osasuna.

Weeraryahan Isaac Cuenca ayaana ka maqan Barca ka dib markii maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga amaah lagu siiyay Ajax.

 

Garoonka: Mestalla Stadium Waqtiga: 9pm SGA

cayaar2
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




*

code

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

nuux DHAGEYSO:- Beesha Caalamka oo War ka soo saartay Kursigii uu ku guuleystay Wasiir Nuux
- Dec 11, 2016
Beesha Caalamka ayaa walaac xoogan ka muujiyay doorashadii ka dhacday Magaalada Jowhar ee uu ...
kaawo-6 DHAGEYSO:- Dad ku geeriyooday kaawo ku soo duntay Degmada Kaaraan ee Muqdisho
- Dec 11, 2016
Ugu yaraan 1 qof ayaa ku dhintay 6 kalana waa ay ku hoos jiraan ...
gudiga-doorashooyinka-dadban DHAGEYSO:- Guddiga Doorashooyinka oo diiday Doorashadii uu kusoo baxay Wasiir Nuux
- Dec 11, 2016
War Saxaafadeed kasoo baxay Guddiga doorashooyinka dalka ayaa lagu sheegay in aysan sharci aheyn ...
QM DHAGEYSO:- Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay abaaraha ka jira Geeska Afrika
- Dec 11, 2016
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bani’aadamnimada ayaa sheegay in abaaraha Ka Jira Geeska ...
doorasho DHAGEYSO:- 6 Xildhibaan oo lagu doortay Doorashada ka socota Garoowe
- Dec 11, 2016
Doorashada Aqalka Hoose oo Saaka dib uga bilaabatay Magaalada Garoowe ayaa ilaa iyo hadda ...
qaraxa-6 DHAGEYSO:- Taliyaha ilaalinta Canshuuraha oo ka hadlay Qaraxii Saakay Muqdisho ka dhacay
- Dec 11, 2016
Taliyaha Ilaalinta Canshuuraha Biriga Ee Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal C/llaahi Xasan Bariise ayaa sheegay ...