Lazio Oo La Kulantay Guuldaradii Ugu Horeysay Tan Iyo Bishii November 2012

Naadiga Chievo ayaa soo afjaray guul darro la’aantii kooxda lazio ee 16kii kulan ee ugu dambeeyay kadib markii ay 1-0 ugu awood sheegatay kulan ka mid ahaa horyaalka Talyaaniga.
Alberto Paloschi ayaa goolka guusha u dhaliyay kooxdiisa Chievo daqiiqadii 61aad waxayna ka dhigtay in tan iyo horaantii November oo aanay wax guuldaro ah la kulmin Lazio la soo afjaro.

Weeraryahanka Chievo Paloschi ayaa goolka uu ka dhaliyay Lazio uu yahay kii 7aad ee uu dhaliyo toban kulan oo kulan oo uu xilli ciyaareedkan u saftay kooxdiisa, waxana uu goolku yimid kadib markii uu darbad uu Bojan Jokic laaday ay ku dhacday birta kadibna ay ku dhacday lugaha weeraryahanka kooxda Chievo Verona.

Lazio ayaa waxa ay leedahay 43 dhibcood iyadoo kaalinta labaad ku jirta halka ay kooxda guusha gaartay ee Chievo soo fariisatay kaalinta 11aad iyadoo leh 28 dhibcood.

Tababaraha Lazio ayaa nasiiyay qaar ka mid ah xiddigaha kooxda isagoo u dhigtay kulanka Semifinalka ee Coppa Italy oo ay wada ciyaarayaan Juventus


Fikradaha Akhristayaasha (0)




*

Advertisement

Wararkii Ugu Danbeeyay

war-xun War Naxdin Leh: Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Oo Xalay Weeraray Mowlaca Xerta Sheekh Cali Geeldoon Laba Gabdhoodna Ku Dhex Kufsaday.
- Sep 30, 2014
Kismaayo (AGGM);Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in xalay ay ...
154 Sawirro:Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo U Amba baxay Dalka Sucuudiga.
- Sep 30, 2014
Muqdisho, AGGM: Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka amba ...
goodax ”DAAWO VEDIO” Wasiirka Arrimaha Gudaha oo deeq raashin ah ka guddoomay hay’adda bisha cas ee Turkiga
- Sep 30, 2014
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta deeq ka timid dowladda ...
wali “DAAWO VEDIO” R/ wasaare Cabdiweli: “Dowladda Switzerland waxay naga caawineysaa Nidaamka Federaalka”
- Sep 30, 2014
Wefdigan uu la kulmay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa waxaa hoggaaminayey ...
Deg deg DEG DEG:- Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay deegaanka Raage Ceelle
- Sep 30, 2014
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta ...
shabaab haween afduubtay Yaab: Gabar Soomaaliyeed Oo Ku Biirtay Kooxda Argagixisada Ah Ee Daacish.
- Sep 30, 2014
London, AGGM: Gabar Ardayad oo 15-jir ah Asalkeedana Soomaali uu yahay oo Qaxooti ahaan ...