









CAJIIB : Milyineer-Soomaali ah Oo Nus-Malyuun Dollar Ku Gatay Gaari Nooca Loo Yaqaano Rolls-Royce Phantom, Dhallo Barfuun ahna Kala Baxay $4,300Saturday, 19 May 2012 ![]() Allgalgaduud Isha Ku Haay --- The emirate of Dubai is one of the richest places in the world with a large population of foreign nationals - including tens of thousands ... Read More |
WAR SOO KORDHAY : Xiisad Dagaal Oo Ka Oogan Deegaanka Taabto Ee J/Hoose Ka Dib Dagaal Madfacaysan Oo Saaka RuxaySaturday, 19 May 2012 ![]() TAABTO, Somalia (AGGM) - Faafaahin rasmi ah ayey Warbaahinta Allgalgaduud ka halaysaa dagaal saakay Ciidamada Dowladda KMG, kuwa Raaskaambooni iyo Militariga Kenya oo iskaashanaya iyo fallaagada Al-Shabaabku dhexmaray duleedka deegaanka Taabto ... Read More |
Xoghoose:Saxiixeyaasha Heeshiska Roadmap-ka Oo Addis Ababa Ku Kulmaya.Saturday, 19 May 2012 ![]() Waxaa magaalada Adis Ababa ka socda qabanqaabadi ugu danbeysay ee Shirka ay isku imanayaan Magaalada Adis Ababa Saxixeyaasha heshiiska Somalida ee Roadmap. Kulan ay yeelanayaan saxiixayaasha Raod Map-ka, ayaa waxaa ... Read More |
WAR HADDA AH : Burburin Ka Socota Bakaaraha & Bambooyin & Rasaas Ka Dhacaysa Oo Sababtay Geeri & DhaawacSaturday, 19 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Burburin xoogan ayaa hadda ka socota suuqa bakaaraha ee Magaalada Muqfisho, waxaana barbar socda bambooyin lagu weerarayo ciidamada dowladda KMG ee hawlgalkaasi ku guda jira. Bur ... Read More |
Maxaa Sababay In Diyaaradda Turkish Airlines ay Muddo Laba-Jeer ah ay Soo Cagadhigan Kari Waydo Garoonka Muqdisho ?Saturday, 19 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Diyaaradda Turkish Airlines ayaa waxay mar kale fariisan waday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo maamulka garoonka uu sheegay in sababaha ay u fariisan waday aysan ahayn khilaaf ... Read More |
Fashil & Dib u Dhac Qorshihii Militeri Ee Lagu Qaban Lahaa Magaalo-Xeebeedka Kismaayo (Ethiopian Fasiraya Sababta ?)Saturday, 19 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee kusugan qaar kamid ah Gobolada Dalka ayaa sheegay in uu fashil iyo dib u dhac ku yimid qorsho lagu doonayay in lagu ... Read More |
Barack Husein Obama Oo Balaayiin Dollar Ugu Yaboohay SomaliaSaturday, 19 May 2012 ![]() AGGM - Madaxweynaha wadanka Maraykanka Barack Obama ayaa ku dhawaaqay lacago dheeraad ah oo loogu talo galay in raashin gar gaar ah loogu iibiyo wadamo ku yaala qaaradda Africa oo ... Read More |
WAR SOO KORDHAY : Shirkadda SKA Ee Maamusha Garoonka Muqdisho Oo Boqolaal Kun Oo Dollar Lagala GoostaySaturday, 19 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Madaxii Maaliyadda Shirkadda SKA ee Maamusho Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in uu dhaqaale kala goostay Shirkadaasi. Madaxa arimaha bulshada Safaaradda Soomaaliya ... Read More |
MUDUG : Raabab Sababay Inay Dadku Koraan Geedaha Oo Guryo Badana Burburiyey Oo Ka Da'ay Gobalka MudugSaturday, 19 May 2012 ![]() GAALKACYO, Somalia (AGGM) - Wararka ka imaanaya Gobalka Mudug, ayaa sheegaya in roobab saameeyey dad iyo duunyaba ay ka da'een deegaano ka tirsan Gobalkaasi.Sida ay wararku sheegayaan Tuulo lagu magacaabo Xaarfuun ... Read More |
Shirkad Canadian-ah Oo Ku Dhawaaqday Inay Joojisay Qodistii Ceelasha Shidaalka Ee Puntland (Waa Maxay Sababtu ?)Saturday, 19 May 2012 ![]() TORONTO, Canada (AGGM) - Kadib warsaxaafadeed kasoo baxay magaalada Toronto ee Dalka Canada ayey ku sheegtay Shirkada Horn Petroleum inay joojisay qodistii Ceelasha shidaalka Maamul gobolleedka Puntland.Shirkadaan ayaa baaritaan shidaal waxay ... Read More |
Shil baabuur Oo Ay dadi Ku Dhinteen Kuwana Ku Dhawacmen Oo Kadhacay Doorshaan.Friday, 18 May 2012 ![]() Caabudwaaq (AGGM): Waxaa Ku Dhintay 1 Qof 4 Qofoodna Way Ku Dhaawacmeen Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Deegaanka Doorshaan Oo Qiyaastii 60km Dhinaca Galbeed Kaga toosan Magaalada Caabudwaaq. Shilkan Baabuur ... Read More |
Prof A. I. Samatar And His Fallacy On The New Life In Mogadishu.By Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow)Friday, 18 May 2012 ![]() In response to Professor Abdi Ismail Samatar's article entitled "UN threatens the Somali democratic movement" which he raised a number of questions including what is a Roadmap? And who is ... Read More |
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Oo Si Heer Sara Ah Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho.Friday, 18 May 2012 ![]() Muqdisho (AGGM): Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Islaan Bashiir, ayaa ... Read More |
Somaliland Oo U Dabaal Dageysa 18-ka May, Waqtigii Ay Ku Dhawaaqeen Goni Isku Taaga.Friday, 18 May 2012 ![]() Hargeysa (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in tan iyo xalay magaalooyinka waaweyn ee Somaliland dadku ku jireen damaashaad iyo waliba farxad ay ku xusayaan ... Read More |
Shir Qarsoodi Ah Oo Falaagada Al Shabaab Iyo Dadka Gobolka Sh/hoose Uga Socda Deegaanka Lambar 50.Friday, 18 May 2012 ![]() Muqdisho (AGGM): Wararka naga soo gaaraya deegaanka lambar 50 ee gobollka Sh/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in kulan qarsoodi ah uu uga socdo deegaankaas horjoogayaal ka tirsan falaagada Al shabaab ... Read More |
WAR SOO KORDHAY : Odayaal-Dhaqameedyada Shirka Dastuurka Oo Dhamaantood u Duulaya Dalka Turkiga (Akhri Ujeedada Safarkan Kediska ah)Friday, 18 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Odayaasha dhaqanka ee maalmahaan dambe kulanka uga socday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wadaa in maalmaha soo aadan ay dhamaanba u amba baxaan dalka Turkiga.Ra’iisul wasaaraha dalka ... Read More |
WAR HADDA AH : Qarax Miino Oo Goor Dhow Gilgilay Deg. Garbahaarey Ee Gobalka Gedo (Faafaahin Dheeri ah)Friday, 18 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Wararka haatan naga soo gaaraya gobalka Gedo gaar ahaan degmada Garbahaareey ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax aad u culus islamarkaana qasaare ... Read More |
AMISOM Oo La Qorshaynayo In La Geeyo Deegaanada PuntlandFriday, 18 May 2012 ![]() GAROOWE, Somalia (AGGM) - Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Maamulka Puntland Khaliif Ciise Magan oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa waxa uu sheegay in Maamulkiisa uu wado qorshe ku ... Read More |
Shuuke C/raxmaan Odawaa Oo Ka Cabanaya In Warbaahinta Soomaalida ay Sawirkiisa Ka Dhigeen Muuqaalka Axmed GodaneFriday, 18 May 2012 ![]() WAR CULUS (AGGM) - Shuuke C/raxmaan Odawaa oo horay ugu tirsanaa Ururkii bur buray Xisbul Islaam ee ku biiray Al-Shabaab oo ku sugan degmada Guriceel ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Magaalada ... Read More |
ADDIS-ABABA : Dhagaysiga Dacwad Loo Haysto 11-Ruux Oo Lala Xiriirinayo Xarakada Al-Shabaab Oo Ka Bilaabanaysa EthiopiaFriday, 18 May 2012 ![]() ADDIS-ABABA, Ethiopia (AGGM) - Maxkamad ku taala wadanka Ethiopia ayaa bilawday dhageysiga dacwad loo haysto 11 ruux oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin Al-Qacidada geeska Africa ee ka dagaalama Soomaaliya ... Read More |
GEDO : Afhayeenka Ahlu Sunna Oo Sheegay Inay Hawlgallo Dhul-ballaarsi ah Ka Sameeyeen Deegaano Ka Tirsan FafaxdhuunFriday, 18 May 2012 ![]() GARBAHAAREY, Somalia (AGGM) - Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq (Al-Qaadi) Afhayeenka Gobolka Gedo ee Ururka Ahlusunna oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay inay ka sameeyeen Gobolkaasi howgallo dhul-balaarsi ah. Wuxuu ... Read More |
Ra’iisul Wasaare Gaas Oo Maanta Ka Qeyb Galay Shir Looga Hadlayay Arrimaha Xuruyatul-qowlka (Daawo Sawirada).Thursday, 17 May 2012 ![]() Muqdisho (AGGM): Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana hadlayay Qebyo-Qoraalka Dastuurka ... Read More |
Urur Weeynaha Midoowga Yurub Oo Danjire Machaela Servonyh Dorjsu U Soo Magacaabay Soomaaliya.Thursday, 17 May 2012 ![]() Brussels (AGGM): Urur weynaha Midowga Yurub ayaa markii ugu horeysay Soomaaliya u soo magacaabay ergay iyaga wakiil uga noqon doona Soomaaliya. Danjirahan cusub oo lagu magacaabo Machaela Servonyh Dorjsu ayaa la ... Read More |
Cali Maxamed Xuseen (Cali Jeesto) Oo Sheegay Inuu Alle Uga Toowbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey.*Dhagayso*Thursday, 17 May 2012 ![]() Sarkaal horay uga Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya oo sheegay inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii uu Umadda Ku Hayey. (Guji Halkan Kana Dhagayso Codkiisa). Cali Maxamed Xuseen (Cali Jeesto) oo ka mid ... Read More |
Boliiska Dalka Kenya Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Nin Jarmalka U Dhashay Oo Ay Baadi-goobayeen.Thursday, 17 May 2012 ![]() Nairobi (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in soo baxay ciidamada Booliiska dalka Kenya ay gacanta ku soo dhigeen Nin u dhashay ... Read More |
Rabshado Maanta Ka Dhacay Bariga Magaalada Hargeysa Kadib Xukun Ay Maxkamada Militariga Somaliland Ku Riday Edeysanayaal.Thursday, 17 May 2012 ![]() Hargeysa (AGGM): Dad ka careysan xukun maalintii shalay ay riday maxkamada ciidamada militariga ee Soomaaliland, ayaa maanta rabashdo ay uga soo horjeedaan xukunkaasi ka dhigay bariga magaalada Hargeysa.Dadka rabshadaha dhigaya ... Read More |
Falaagada Al Shabaab Oo Miino Kula Qaraxday Nawaaxiga Magaalada Ceelbuur Ee Gobollka Galguduud.Thursday, 17 May 2012 ![]() Ceelbuur (AGGM): Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ee gobollka Galguduud ayaa waxa ay sheegayaan in ay dhinteen saraakiil iyo dagaalyahanno ka tirsan falaagada Al Shabaab, kadib markii gaari ay ... Read More |
MAQAAL: RUUG CADAAGII SOO ROGAAL CELI.By Suldaan Gureey Xaaji FaaraxThursday, 17 May 2012 ![]() Waxaa soo baxaya baryahaan in Col. Barre Aadan Shire(Hiiraale) uu gaaray magaalda ceelwaaq ee gobolka gedo isagoo ka soo tagay magaalada doolow halkaas oo muddo ku xirnaa oo ay dawlada ... Read More |
WAR HADDA AH : Dumar Badan Oo Ku Dhaawacmay Dagaal Baangado & Maqaro La Isku Adeegsaday Oo Gilgilay GaalkacyoThursday, 17 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - War hadda nagasoo gaaray Gaalkacyo, ayaa sheegaya in Sagaal qof oo toddobo ka mid ah ay yihiin dumar ay ku dhaawacmeen isku dhacyo kooxo ganacsato ah ... Read More |
Wasaaradda Dastuurka "Shirka Dastuurka Waa Gabagabo, Waxaana Soo Bandhigi Doonaa Dastuurka La Samaynayo"Thursday, 17 May 2012 ![]() Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Fedaraalka XKMG ah, C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in shirka odayaasha dhaqanka ee ka socda Muqdisho uu soo gaaray heer gabagabo, dhawaana la soo bandhigi doono ... Read More |
Faroole Oo Sharaxaad Kulul Ka Bixiyey Sababta ay Ergada Puntland Ugasoo Dareereen Shirka Dastuurka Ee Muqdisho ?Thursday, 17 May 2012 ![]() GAROOWE, Somalia (AGGM) - Sida aan la wada socono Laba Cisho ka hor ayaa odayaal-dhaqameed ka socday deeganada Puntland ay ka noqdeen shirka Muqdisho, waxaana arintaasi ujeedada ku kaliftay sharxaya madaxweynaha ... Read More |
MFS Oo Ku Dhawaaqday Inay Joojin Doonto Hawlaheeda Caafimaad Ee Dhuusamareeb (Sababtu Waa Maxay ?)Thursday, 17 May 2012 ![]() Nairobi (AGGM) An international aid agency working in Somalia, Medecins Sans Frontieres (MSF) has on Wednesday announced that it will close down its primary health care programmes in Dhusa Mareb ... Read More |
XOG MIISAAN LEH : Qabsoomidda Shirka Turkiga Oo Shuruud Looga Dhigay Natiijada Shirka Dastuurka Ee Muqdisho (Sabab ?)Thursday, 17 May 2012 ![]() Iyadoo bisha June ee soo socota dalka Turkiga loogu ballansan yahay in lagu qabto shir aad u ballaaran oo arimaha wadanka Soomaaliya looga hadlayo ayaa haddana waxaa soo baxaya walaac ... Read More |
GEDO : Shacabka Garbahaarey Oo Ka Cabanaya Biyo La'aan Ka Dib Markii Shabaab ay Gubeen Matooradii Ceelasha DegmadaThursday, 17 May 2012 ![]() GARBAHAAREY, Somalia (AGGM) - Dadka ku dhaqan Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay ka cabanayaan biyo la'aan kadib markii habeen ka hor dagaal ka dhacay magaalada la sheegay in ... Read More |
KENYA : Qarax Lagu Dhibaateeyey Askar Kenyaan ah Oo Ruxay Bartamaha Xerada Qaxootiga Ee Dhagaxleey (Faafaahin)Thursday, 17 May 2012 ![]() GAARISA, Kenya (AGGM) - Wararka aanu ka halayno xerada Dhagaxleey ee Gobalka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya in qarax xoogan uu halkaasi ka dhacay kaasi oo lala eegtay gaari ciidamada Booliiska ... Read More |
GALGADUUD : Horjoogayaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Ku Qur-baxay Qarax Miino *Ahlu Sunna Oo Arintaa Faafaahisay*Thursday, 17 May 2012 ![]() CEELBUUR, Somalia (AGGM) - Wararka ka imaanayo gobalka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in qarax xoogan uu halkaasi ka dhacay kaasi oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso. Sida masuuliyiinta Ururka Ahlusuna ... Read More |
WARARKA CAALAMKA : Madaxweynaha Dalka Syria Oo Qiray In Dowladiisu ay Ku Khasaartay Dhanka SaxaafaddaThursday, 17 May 2012 ![]() WARARKA CAALAMKA (AGGM) - Mudo ka dib oo uu shaashadaha kasoo muuqday Madaxweeyne Bishaar Asad oo wareeysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Telefeshinka RT ee laga leeyahay wadanka Ruushka ayaa waxa uu ... Read More |
IOM Hay'adda Caalamiga Ah Ee Socdaalka Adduunka Oo Beenisay Bakhtiyaa Nasiib Been Abuur Ah.Wednesday, 16 May 2012 ![]() Hay'adda Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka (IOM) oo dadweynaha Soomaalida ah uga digaysaa been abuur magaceeda laga sameeyey ayaa farriin kooban oo xafiiskeeda magaalada Nairobi ka soo baxay lagu sheegay ... Read More |
Barnaamijka Dareenka Shacabka Iyo Siyaasiga Ee HCTV Iyo Kaalinta Dumarka Soomaaliyeed (Daawo Video).Wednesday, 16 May 2012 ![]() Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa HCTv ayaa todobaadkan waxuu dood ka sameeyey kaalinta Dumarka soomaaliyeed ay ka qaadan karaan (Dib u heshiisiinta iyo siyaasada cakiran ee soomaaliya).Barnaamijkan ... Read More |
Kooxda Alshabaab Oo Gudoomiye Ku Xigeen Maanta Ku Dishay Gudaha Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.Wednesday, 16 May 2012 ![]() Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bay ayaa shaaca ka qaadaya in maanta duhurnimadii gudaha magaalada baydhabo kooxo hubeysani ku dileen gudoomiye ku xigeen si weyn looga yaqaanay ... Read More |
Kaalinta Madax Dhaqameedka Soomaalidu Ku Lahaan Jireen Bulshada Somaaliyeed Dhexdeeda Iyo Meesha Ay Maanta Uga Jiraan. By Ahmed Mohmed GoonweynWednesday, 16 May 2012 ![]() Bismillaah: Marka hore Aniga, Marwadeyda iyo Caruurtayduba waxaan salaan guud halkaan ka salaameynaa dhammaan Ummadda Somaaliyeed meelwalba ee ay Adduunka uga noolyihiin Salaantaas kadib anngagoo dhibaatada iyo xanuunka Dalkeenna ... Read More |
Danjire Mahiga Oo Codsaday In Dhaqaalle Lagu Bixiyo Hirgalinta Qorshaha Roadmap-ka.Wednesday, 16 May 2012 ![]() Nairobi (AGGM): Danjiraha arrimaha Soomaaliya u qaabilsan QM Mr Augutine Mahiga ayaa ka codsaday beesha caalam-ka in bixiso dhaqallihii loogu talagalay dhameystirka qorshaha Roadmap-ka. Dajire Mahiga waxaa uu sheegay in ... Read More |
Xukuumada KMG Ah Ee Soomaaliya Oo Qirtay In Uu Dib U Dhac Ku Yimid Soo Xulidi Ergada Ansixin Laheyd Dastuurka.Wednesday, 16 May 2012 ![]() Muqdisho(AGGM): Afhayeenka xukuumada Soomaaliya Eng C/raxmaan Cumar Cismaan ''Yariisow'' oo warbaahinta la hadllayay ayaa sheegay in uu jiro dib u dhac ku yimid sida uu hadalka u dhigay soo xulidii ... Read More |
Askari Ka Tirsan Ciidamada DKMG Ah Ee Soomaaliya Goor Dhow Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha.Wednesday, 16 May 2012 ![]() Muqdisho (AGGM): Ragg Hubeysan ayaa goor dhow gudaha Suuqa Bakaaraha ku dilay Askari ka tirsan Ciidamada dowladda, kaasoo labisnaa dareyska Booliska, iyadoo dilkan uu saameyn ku yeeshay gabi ahaan habsami ... Read More |
Dagaal Xalay Ka Dhacay Magaalada Garbahaarey Iyo Falaagada Al Shabaab Oo Gudaha U Galay.Wednesday, 16 May 2012 ![]() Garbahaarey (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaarey ayaa waxa ay sheegayaan in Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo falaagada Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay bartamaha magaalada Garbahaarey, ... Read More |
Mombasa: Baar Ku Yaal Magaalada Mombasa Oo Xalay Lagu Weeraray Bombooyin.*Daawo*Wednesday, 16 May 2012 ![]() Mombasa (AGGM): Ugu yaraan 1-qof ayaa ku dhintay 5-kalena way ku dhaawacmeen weerar xalay lagu qaaday Baar lagu caweeyo oo ku yaal magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Booliska ayaa sheegay ... Read More |
Maleeshiyaad Ka Tirsan Falaagada Al Shabaab Oo Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Isaga Cararay.Wednesday, 16 May 2012 ![]() Caabudwaaq (AGGM): Maleeshiyaadka ka tirsan ururka falaagada ah ee Al Shabaab ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka mid ah gobolka Galgaduud, iyadoo dhinaca kale saraakiisha ciidammada maamulka Ahlusunna Waljamaaca ay ... Read More |
Wafdi Ka Socda Hay’adaha UN-ka Oo Ka Soo Dagay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Caabudwaaq.Wednesday, 16 May 2012 ![]() Caabudwaaq (AGGM):Wararka naga soo garaya Magaalada Cabudwaaq ee Bartamaha somalia aya waxaay tibaxayaan in Garoonka Magaladaasi ay ka soo dageen Wafdi Balaraan oo ka socda Hay'ada UN ... Read More |
WAR HADDA AH : Odayaashii Dhaqanka Ee Puntland Ee Isaga Baxay Shirka Dastuurka Ee Muqdisho Oo Hadda Gaaray GarooweTuesday, 15 May 2012 ![]() WAR HADDA AH (AGGM) - Wararka hadda inaga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee xarunmta Puntland, ayaa sheegaya in Odayaasha Dhaqanka ee Deegaanada Puntland ay isaga soo baxeen Shirka Odayaasha Dhaqanka uga soconaaya ... Read More |
MAALINTA DHALLINYARADA SOOMAALIYEED OO MAANTA SI AAN CAADI AHEYN LOOGA XUSAYO CAASIMADDA SOMALIATuesday, 15 May 2012 ![]() MAALINTA DHALINYARADA SOOMAALIYEED (AGGM) - Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka kala soconaayo munaasbado kala duwan oo si gaar ah loogu xusaayo maalinta dhalinyarada gobanima doonka Soomaaliyeed SYL ee 15-ka May.Munaasabadahaan ... Read More |
WAR SOO KORDHAY : Al-Shabaab Oo Isaga Carartay Gobalka Galgaduud, Ka Dib Culeys Kasoo Wajahay Dhanka Ahlu SunnaTuesday, 15 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Fallaagada Al Shabaab oo xilligaan dagaalo culus kala kulmeysa dhinacyada kale ee ka soo horjeeda, ayaa waxay isaga baxday dhul hor leh oo ka tirsan Gobolka ... Read More |
Galmudug : Maamulka Waxaanu Gaarsiinaynaa G/Galgaduud"Tuesday, 15 May 2012 ![]() GAALKACYO, Somalia (AGGM) - Madaxweynaha Maamulka Galmudug Max’ed Axmed Caalin ayaa daboolka ka qaaday in in ay wadaan qorshayaaal lagu balaarinayo maamulka Galmudug taasi oo la damacsan yahay in la gaarsiiyo ... Read More |
WAR HADDA AH : Odayaasha Dhaqanka Ee Puntland Oo Shaaciyey Inay Isaga Baxayaan Shirka Dastuurka Ee MuqdishoTuesday, 15 May 2012 ![]() WAR HADDA AH (AGG) - Odoyaasha dhaqanka ee ka socda Puntland ee ka qaybgalaya shirka odoyaasha dhaqanka ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa la sheegayaa in ay go’aansadeen in ay ... Read More |
Midowga Yurub Oo Diiday Waqti Kordhinta Dowladda SomaliaTuesday, 15 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Iyadoo uu waqti kooban ka harsan yahay xilliga uu ku egyahay waqtiga dawlada KMG ee Soomaaliya ayaa ururka midawga Yurub waxaa uu kasoo horjeestay in dawladu ay ... Read More |
Faroole Oo La Sheegay Inuu La Shaqeeyo Burcad BadeeddaTuesday, 15 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Madaxweynaha maamulka la magac baxay Raas'caseyr oo ku eedeeyay Madaxweynaha Puntland in uu gacan saaar la leeyahay burcad badeeda ka qawlaysata xeebaha Somalia. Madaxweynaha maamulka lamagac baxay ... Read More |
SOMALIA : Madaxweynaha Pakistan Oo Wacad Ku Maray Inay Xoog Kusoo Furan Doonaan Muwaadiniin Looga Haysto SomaliaTuesday, 15 May 2012 ![]() KARACHI, Pakistan (AGGM) - Madaxweynaha wadanka Pakistan Asif Ali Zardari ayaa sheegay in dawladiisu marayso wado kasta oo lagu sii deyn lahaystayaal u dhashay wadanka Pakistan oo muddo ay koox burcad ... Read More |
CIA Oo Kashiftay Sarkaal Al-Shabaab ah Oo Iyaga La ShaqeeyaTuesday, 15 May 2012 ![]() WAR CULUS (AGGM) - Maraykanka ayaa sheegay inuu kala shaqeeyo ku marqaati furka dhalinyarada lala xiriirinayo Al Shabaab Sarkaal ka tirsanaa Al Shabaab. Sirdoonka Maraykanka ayaa sheegay inuu kala shaqeeyo ku ... Read More |
Daawo Sawirada : Webiga Shabelle Oo Karkaarada JabsadayMonday, 14 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Webiga Shabeelle ayaa xiligan bilaabay in uu fataho kadib markii biyihii kabateen iyadoona uu hada ku fatahay deegaano katirsan Gobolada Hiiraan Shabeelaha Hoose.Wabiga Shabelle ayaana hada ... Read More |
Ahlu Sunna Waljameeca "Waan Kasoo Horjeednaa Dastuurka La Wadwado, Waayo Diinta Islaamka & Isaga Wayba Kala Fog Yihiin.."Monday, 14 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Madaxa warfaafinta Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh C/raxmaan Sheekh C/laahi Sheekh Yuusuf (Al-Qaadi) oo la hadlay saaxafadda ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay la socdaan in aanay wax ... Read More |
Xil. Muuse Suudi "M/weyne Shariif & R/wasaare Gaas Way Ku Fashilmeen Dastuurka, Hadana Xeelad Cusub ayey Wadaan"Monday, 14 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka KMG ee Somalia ayaa sheegay in Madaxweyne Shariif Sh. Axmed iyo sidoo kale Ra'iisul wasaare C/weli Maxamed ... Read More |
J/HOOSE : 6-Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Ku Dhufoo Ka Dhaqaaq ah Oo Xalay Ka Dhacay Degmada Badhaadhe Ee Jubada HooseMonday, 14 May 2012 ![]() BADHAADHE, Somalia (AGGM) - In ka badan Shan ruux, ayaa ku nafwaayey dagaal culus oo xalay degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose ku dhexmaray ciidamada Dowladda KMG ah, kuwa Kenya iyo ... Read More |
Maraykanka Oo Ciidamo Cusub Oo Gaaraya 3,500 Askari u Tababaraya Hawgalka AMISOM Ee Ka Socda SomaliaMonday, 14 May 2012 ![]() WASHINGTON, USA (AGGM) - War lagu daabacay wargeyska The Washington Post ee ka soo baxay dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu ballaarinaayo howlaha lagu tababarayo Ciidamada la doonayo in ... Read More |
Gudoomiye Tarsan Oo Ka Dhawaajiyey Hadal aan Caadi aheynMonday, 14 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in iskuullada laga saaray dadka shacabka dagan ee dhismayaashii hore ee dowladda inaan la ... Read More |
MUQDISHO : Dowladda KMG Oo Bilowday La Dagaalanka Suuqyada Lagu Sameeyo Dukumiintiyada Been Abuurka ahMonday, 14 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda KMG Soomaaliya C/samad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa sheegay in xukuumadda KMG Soomaaliya ay xirayso Suuqyada Cabdalla Shideeye ee ... Read More |
ETHIOPIA : Meles Zenawi Oo Shir Caalami ah Ka Sheegay In Dalkiisa Ethiopia Laga Qodi Doono ShidaalMonday, 14 May 2012 ![]() ADDIS-ABABA, Ethiopia (AGGM) - Ra’iisul Wasaare Meles Zenawi ayaa markii ugu horeysay meel fagaaro ah ka sheegay in shidaal laga soo saari doono dalkiisa, kaddib markii la ogaaday in dalka Ethiopia ... Read More |
Shacab & Askar Lagu Dilay Qarax Ruxay Caasimadda SomaliaSunday, 13 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Ugu yaraan saddex qof oo isugu jira askar iyo shacab ayaa ku dhintay qaraxyo bambaano oo xalay ka dhacay Isgoyska Baar Ubax ee degmada Howlwadaag, waxaana ku ... Read More |
R/wasaare Gaas Oo Odayaasha-Dhaqanka Ku Booriyey Inay Si Deg Deg ah Kusoo Xullaan Guddiga Dastuur AnsixintaSunday, 13 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali ayaa ku boorriyay maanta odayaasha dhaqanka ee ku shirsan Muqdisho inay soo dedejiyaan guddiga ansixinta dastuurka cusub ee Soomaaliya.Mudane C/weli Gaas ... Read More |
Al-Shabaab Oo Qof Dumar ah Ku Sur-Gooyey Hosingow - J/hooseSunday, 13 May 2012 Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Hosingow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in meel Duleed ka ah Deegaanka Hosingow lagu Gowracay Haweeney ganacsato ahayd oo ku dhaqneed Deegaanka Hosingow. Haweeneedaan ayaana ... Read More |
Ahlu Sunna Waljameeca Oo Kun Askari u Diraysa Bay & BakoolSunday, 13 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Afhayeenka Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolka Gedo Sheekh Max’ed Xuseen Al Qaadi ayaa waxa uu sheegay in la qorsheynayo in ciidamo tababaran oo shalay soo gaaray ... Read More |
HOGAAMIYAHA AL-QACIDDA "Libaaxyada Al-Shabaaboow Xoojiya Dagaalada Oo Isticmaala Farsamooyin Cadowga Argagixinaya"Saturday, 12 May 2012 ![]() WAR CULUS (AGGM) - Cajalad maqal iyo m uuqaal ah oo uu soo diray hogaamiyaha ururka Al-Qacida Sh, Ayman Al-Zawahiri ayaa waxaa uu ujeediyay Xarakadda Al-Shabab ee Soomaaliya ka dagaalanta Cajalad maqal ... Read More |
Baanka Adduunka Oo Dhaqaalihii Ugu Badnaa Siinaya SomaliaSaturday, 12 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Bangiga aduunka ayaa sheegay in lacago gaaraya 1.8 billion oo Dollar uu ugu deeqay wadamo ku yaala qaaradda Africa oo ay Soomaaliya ku jirto. Ku xigeenka ... Read More |
R/wasaare Dr. C/weli Gaas "Maxaan Dowlad Ka Nahay Hadaanu ilaalin Karin Xaquuqda Muwaadinka Soomaaliyeed"Saturday, 12 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Xuukamadda Soomaaliya ayaa Sheegtay inay wado qorshe ah sidii muwaadiniinta Soomaalida ay ku heli lahaayeen xuquuqdii ay lahaayeen. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/wali Maxamed Cali Gaas oo la ... Read More |
Mariiniska Danish-ka Oo Weerar Kusoo Furtay 7-La Haystayaal ah Oo Gacanta Ugu Jiray Kooxaha Burcad-Badeeda SoomaalidaSaturday, 12 May 2012 ![]() SOMALIA (AGGM) - Ciidamada badda wadanka Denmark ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa kooxaha burcad badeeda Soomaaliyeed kabad baadiyay illaa 7 ruux oo ay burcad badeedu ku haysteen gudaha Soomaaliya kadib ... Read More |
Sh. Xasan Nasrullah : Waanu Garaaci Karnaa Dhulka Yuhuudda"Saturday, 12 May 2012 ![]() WARARKA CAALAMKA (AGGM) - Hogaamiyaha Ururka Xisbulaah Sheekh Xasan Nasrulaahi ayaa waxa uu sheegay inay awoodaan iney garaacaan bartilaamaameedyo ka mid ah magaalada tal’abiib iyo meel walbo oo ka mid ah ... Read More |
Xasan Daahir Aweys Oo Ka Dhawaajiyey Dardaaran Xasaasi ahFriday, 11 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Xarakada Al-shabaab ayaa maanta waxa uu jeediyay dar daaran aan caadi ahayn isla mar ... Read More |
Shacab Caraysan Oo La Dagaalamay Ciidanka Dowladda KMGFriday, 11 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Kooxo hubeysan ayaa dagaal kala hortagay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda KMG ah oo saakay isku dayay inay fujiyaan goobo ganacsi oo laga dhistay hareeraha isgoyska ... Read More |
Dibadbixii Lagu Diidanaa Dastuurka Oo Dib Loo Dhigay MaantaFriday, 11 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Guddoomiyaha majmaca culumada Soomaaliyeed, Sheekh Axmed Dhicisow ayaa sheegay inay dib u dhigeen qabashada mudaaharaad ay ku wadeen inay maanta ka dhigaan Muqdisho, kasaoo ay uga ... Read More |
Xukuumadda Oo Wacad Ku Martay Dhaqangelinta Roadmap-kaFriday, 11 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in ay ka go'an tahay dhaqangalinta Roadmap-ka si looga gudbo KMG.Afhayeenka Xukuumadda KMG Soomaaliya Injineer C/raxmaan Cismaan Yariisoow oo u ... Read More |
C/Nuur Darmaan "Ciidamada Shisheeye Dalka Way Ka Baxayaan"Friday, 11 May 2012 ![]() DUBAI, UAE (AGGM) - Cabdi Nuur Darmaan oo sheegta in uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya oo isaga oo ku sugan magaalada Dubia ayaa waxa uu sheegay in ciidamada wadamada shisheeye ee ku suga... Read More |
Dagaal Fool Ka Fool ah Oo Hadda Ka Curtay Caasimadda SomaliaThursday, 10 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - War hadda ah oo ayaa sheegaya in dagaal qaraar oo ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya uu kudhax maray wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ku dagaalamay Wadada Warshadaha ... Read More |
WAR HADDA AH : 2-Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ruxay MuqdishoThursday, 10 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Qaraxaani miino ayaa Xaafadda Baar-Ubax ee magaalada Muqdisho waxaa lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda KMG Somalia oo halkaasi fariisimo ku leh.Goobjooge ku sugnaa halka uu qarxa ... Read More |
Shabaab Oo Gobalada Dhexe Ku Afduubay 120-Oday-Dhaqameed *Xil. Jeesoow Oo Allgalgaduud Uga Waramaya Falka Afduubka*Thursday, 10 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Sida uu Allgalgaduud Media u xaqiijiyey Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka kuna sugan gobollada Dhexe ee Dalka Al-Shabaab ayaa afduubtay Odayaal ... Read More |
Ergada Somaliland Oo Joogta Shirka Dastuur Sameynta SomaliaThursday, 10 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta C/raxmaan Xoosha Jabriil ayaa wuxuu sheegay in haatan sidii loogu talagalay uu u socdo shirka odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ka socda ... Read More |
Galaal "Hadaan La Ansixin Dastuurka Dhibaato Kalaa Imanaysa"Thursday, 10 May 2012 ![]() DHUUSAMAREEB, Somalia (AGGM) - Jenaraal Max'ed Nuur Galaal oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladii dhexe burburkii ka hor ayaa waxa uu ka digay dhibaato hor leh oo ay cagaha la ... Read More |
Madoobe Nuunoow "Dastuurka Wadadii La Rabay Kuma Socdo"Thursday, 10 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Madoobe Nuunow Maxamed oo qaar ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ay u doorteen inuu yahay guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in Dastuurka Cusub ee uu dalku yeelanayo Sameyntiisa ... Read More |
Qarax ay Maleegayeen Shabaab Oo Kula Qarxay G/GalgaduudThursday, 10 May 2012 ![]() CEELBUUR, Somalia (AGGM) - Wararka laga helayo deegaan hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in qarax ay diyaarinayeen sida la sheegay Ururka Al-Shabaab halkaasi uu kula qarxay. Cabdi ... Read More |
Sarkaal Ka Tirsanaa Hay’adda Islamic Releif Oo La ToogtayThursday, 10 May 2012 ![]() BAYDHABO, Somalia (AGGM) - Kooxo hubeysan ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku dilay sarkaal ka tirsanaa hay'adda Islamic ReleifKooxo hubeysan ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku dilay ... Read More |
Dibadbax Ka Dhan ah Dastuurka Cusub Oo Lagu DhawaaqayWednesday, 9 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ahaa dadkii kaqeybgalay kulanka maanta ayaa markale dhaliilay qaabka lagu wado ansixinta dastuurka cusub kaasoo uu ... Read More |
Imaamka Beesha Muddulood "Shirka Odayaasha Ka Mid Maahi"Wednesday, 9 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Imaamka Beesha Muddulood Imaam Maxamad Yuusuf Cali, ayaa dhaliiyay shirka Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ugu socda Magaalada Muqdisho, taasi oo la filayo in Odiyaasha ay kusoo doortaan ... Read More |
Gaas "Odayaasha Dhaqanka Waa Inay Isku Keenaan Soomaalida"Wednesday, 9 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in laga doonayo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed inay isku Keenaan Soomaali oo dhan. Wuxuu sheegay C/wali Maxamed ... Read More |
Kolonyo Ethiopian-ah Oo Lagu Weeraray Gobalka GalgaduudWednesday, 9 May 2012 ![]() Iska horimaad qasaaro sababay oo u dhaxeeyay ciidamada Ethiopia iyo Al Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Wabxo ee Galgaduud. Iska horimaadkaani u dhaxeeyay ciidamada Ethiopia iyo kuwa Xarakada Al Shabaab ayaa ... Read More |
Indha Cadde "Qodobka Qaan-gaarnimada Waxbaa La Bedelay"Wednesday, 9 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Janaraal Yuuusf Maxamed Siyaad Indha-Cadde oo kamid ahaa dadkii mudooyinkii dambe sida aadka uga soo horjeeday Dastuurka cusub ee dalka loo sameeyay ayaa sheegay in qodobadii ay ... Read More |
Wasaaradda Dastuurka Oo Isu Keenaysa Odayaasha SoomaalidaWednesday, 9 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda KMG Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in dhamaan odayaasha ka qeybgalaya shirka dastuurka ay joogaan inkastoo oo uu shegay ... Read More |
Ninkii Isku Qarxin Gaaray Maraykanka Wuxuu Ka Mid Ahaa CIA-daWednesday, 9 May 2012 ![]() WARAR SOO KORDHAY (AGGM) - Saraakiil Mareykan ah, ayaa sheegay in ninkii doonayay in uu qarxiyo dalka Mareykanka ee la socday diyaarad ka timid dalka Yemen, uu ka tirsan yahay sirdoonka ... Read More |
Rag Isku Qarxin Lahaa Degmada Luuq Oo Gacanta Lagu DhigayWednesday, 9 May 2012 ![]() Saraakiisha ciidamada dowladda ee degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen rag doonayay in ay qaraxyo ka gaystaan degmadaasi. Labo ruux oo la sheegay ... Read More |
Faafaahinta Dagaal Fool-ka-Fool ah Oo Xoogagga Ahlu Sunna Waljameeca & Al-Shabaab Ku Dhexmaray Gobalka GalgaduudTuesday, 8 May 2012 ![]() WAR SOO KORDHAY (AGGM) - Dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galinkii dambe ee shalay ku dhaxmaray deegaanka lagu magacaabo Waro-dhuumaleh oo gobolka Galguduud ka tirsan xoogagga Ahlusunna ... Read More |
Banaanbax Weyn Oo Ka Soconaya Xaafadda Islii Ee NairobiTuesday, 8 May 2012 ![]() NAIROBI, Kenya (AGGM) - Banaanbax weyn, ayaa maanta ka soconaya Xaafadda Eastleigh (Islii) ee magaalada ee Nairobi kaasi oo ay soo qabanqaabiyeen ganacsatada xaafadda, islamarkaana ay uga cabanayaan amni darrida kusoo ... Read More |
Culumaa'udiin & Xildhibaano Diiday Dastuurka La SamaynayoTuesday, 8 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Waxaa maanta mar kale ka dhacay magaalada Muqdisho kulan looga soo horjeeday dastuurka loo samaynayo dalka, kaasi oo yeesheen Xildhibaano iyo Culumaa'udiin. Kulankaani ay maanta magaalada Muqdisho ... Read More |
War Hadda Ah: Ciidamada Maamulka Ahlusunna Oo Saakay Hoowl Galo Ka Bilaabay Magaalada CaabudwaaqTuesday, 8 May 2012 ![]() Caabudwaaq (AGGM): Ahlusuna oo Saaka dhigtay ciidamo wadooyinka Soo gala CaabudwaaqGaadiid iyo Ciidamo ka tirsan maamulka Ahlusunna Waljamaaca ayaa saaka lagu arkayaa wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa magaalada ... Read More |
Shariif Oo Shuruud Culus Ku Xiray Ansixinta Dastuurka CusubTuesday, 8 May 2012 ![]() WAR CULUS (AGGM) - Madaxeweynaha dowladda KMG ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dastuurka qabyo qoraalka ee Soomaaliya aan la ansixin doonin ilaa qof waliba laga fahamsiiyo dastuurkaan.Madaxweynaha ... Read More |
R/W Gaas Oo Sheegay In Laga Gudbay Marxaladdii DagaalkaTuesday, 8 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda KMG Somalia C/wali Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in iminka dalka uu ka baxayo dhibaatada iyo dagaalka islamarkaana laga gudbay ... Read More |
Qayla-dhaan Laga Keenay Qaabka Loosoo Xulay OdayaashaTuesday, 8 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxa ay ka soo horjeesteen qaabka ay Dowladda KMG ah u aqbashay dad an aheyn oday dhaqameed ama anan ... Read More |
Puntland Oo u Baroordiiqaysa W/Dowlihii Dastuurka Ee DhintayTuesday, 8 May 2012 ![]() GAROOWE, (AGGM) - Maamulka Puntland ayaa sheegay inay guddi u magacaabeen aaska Allaha u naxariistee Wasiiru dowlihii Dastuurka Maamulka Puntland Cabdi Xasan Jimcaale. Allaha u naxariistee Cabdi Xasan Jimcaale Wasiiru Dowlihii dastuurka ... Read More |
UN : Suxufiyiinta Waa Kuwa u Hadla Dadka aan Codka Laheyn"Tuesday, 8 May 2012 ![]() Agaasimaha guud ee hay’adda Q.M u qaabilsan dhinaca waxbarashada ee UNESCO haweenayda la yiraahdo , Irina Bokova oo saxaafadda la hadashay ayaa ka dalbatay maamulada Soomaaliya oo ay ugu horeyso ... Read More |
Madaafiic Habow ah Oo Xaafad Ka Mid ah Muqdisho Ku Dishay Qoysas Dhawaan Kasoo Laabtay Deegaanka Ceelasha BiyahaTuesday, 8 May 2012 ![]() MOGADISHU, Somalia (AGGM) - Madaafiic khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah ayaa xalay waxay ku soo dheceen Xaafadda Soonakeey degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Madaafiicda oo aan ... Read More |
|


